{"id":411051,"date":"2020-01-11T09:45:19","date_gmt":"2020-01-11T06:45:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411051"},"modified":"2020-01-11T10:49:46","modified_gmt":"2020-01-11T07:49:46","slug":"masuliyiin-ka-tirsan-puntland-oo-booqday-deegaanno-ay-ka-jiraan-dhibaatooyin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuliyiin-ka-tirsan-puntland-oo-booqday-deegaanno-ay-ka-jiraan-dhibaatooyin\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uliyiin ka tirsan Puntland oo booqday deegaanno ay ka jiraan dhibaatooyin"},"content":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland C\/wali Mire Xirsi oo ay la socdaan Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo xildhibaano ayaa Booqay \u00a0degmada Eyl iyo deegaano kale \u00a0oo ay ay saameeyeen \u00a0roobab dabaylo watay oo dhowaan ka da\u2019ay halkaasi.<\/p>\n<p>C\/wali Mire Xirsi wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha,Federaalka iyo<br \/>\ndimuqradiyadaynta Puntland ayaa Hoosta ka xariiqay in Maamulku uu san<br \/>\nMoogayn dhibaatada soo gaartay Bulshada eyl Balse ay jireen Deegaano<br \/>\nka darani isagoona intaasi sii raaciyay inay samayn Doonaan qiimayn<br \/>\njawaab wadatada<\/p>\n<p>Wasiir Ku xigeenka Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland Murwo Sahra<br \/>\nkin iyo Xildhibaan C\/risaaq oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo la<br \/>\nhadlayay Bulshada reer Eyl waxay isla raaceen in dowladu dadaal Gaar<br \/>\nah u gali doonto wax u qabashada dadka saamayntu soo Gaartay.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah bulshada Reer Eyl oo isugu jirtay Xoolo dhaqato,Beeralay iyo<br \/>\nKallumaysato oo hadlay so dhoweynta ka dib. waxay cadeeyeen in samayn muqata oo nolosha miyi iyo magaalaba laga dareemay\u00a0 roobabkii da&#8217;ay dhowaan,isla markaana uu go\u2019ay isu socodka degmada iyo Gobalda kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland C\/wali Mire Xirsi oo ay la socdaan Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo xildhibaano ayaa Booqay \u00a0degmada Eyl iyo deegaano kale \u00a0oo ay ay saameeyeen \u00a0roobab dabaylo watay oo dhowaan ka da\u2019ay halkaasi. C\/wali Mire Xirsi wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha,Federaalka iyo dimuqradiyadaynta Puntland ayaa Hoosta ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411046,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411051","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411054,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411051\/revisions\/411054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}