{"id":411028,"date":"2020-01-10T14:09:52","date_gmt":"2020-01-10T11:09:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411028"},"modified":"2020-01-23T11:06:39","modified_gmt":"2020-01-23T08:06:39","slug":"midwga-yurub-oo-qabanaya-kulan-degdeg-ah-oo-lagu-badbaadinaayo-heshiiskii-lala-galay-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midwga-yurub-oo-qabanaya-kulan-degdeg-ah-oo-lagu-badbaadinaayo-heshiiskii-lala-galay-iiraan\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo qabanaya kulan lagu badbaadinaayo heshiiskii lala galay Iran"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub \u00a0ayaa u ballansan kulan deg deg ah oo iyagoo isku dayaya \u00a0inay Mareykanka iyo Iran ku soo celiyaan wadahadalada diblomaasiyadeed \u00a0ee lagu yareynayo xiisadaha dhinaca \u00a0nukliyeerka ah.<\/p>\n<p>Hogaamiyaasha yurub waxay rajeynayaan inay qaboojiyaan Xiisadaha u dhexeeya Mareykanka iyo Iraan, iyagoo og in isfaham darro ka dhex dhaca labada dhinac uu sababi karo dagaal iyo xiisad colaadeed.<\/p>\n<p>Wadahadalada ay manta galinka dambe yeelanayaanYurub \u00a0ayaa la filayaa in marka hore lagu soo hadal qaado xaaladda isbedel \u00a0ee ka jirta dalka Liibiya, sida ku xusan qoraalka EU-da ka hor inta aysan u dhaqaaqin arimaha kale ee\u00a0 ka muuqda dalka Ciraaq.<\/p>\n<p>Haddii ay dhacdo in diyaaraddii \u00a0ku dhacday gudaha Iraan ay ka dambeeyaan dowladda dalkaasi , waxaa suurtagal ah ama ay u badan tahay in dadalada ay wadaan Yurub ay noqdaan kuwo guuldareysta,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub \u00a0ayaa u ballansan kulan deg deg ah oo iyagoo isku dayaya \u00a0inay Mareykanka iyo Iran ku soo celiyaan wadahadalada diblomaasiyadeed \u00a0ee lagu yareynayo xiisadaha dhinaca \u00a0nukliyeerka ah. Hogaamiyaasha yurub waxay rajeynayaan inay qaboojiyaan Xiisadaha u dhexeeya Mareykanka iyo Iraan, iyagoo og in isfaham darro ka dhex dhaca labada dhinac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411029,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411028","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411028"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":412342,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411028\/revisions\/412342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}