{"id":411019,"date":"2020-01-09T17:51:12","date_gmt":"2020-01-09T14:51:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411019"},"modified":"2020-01-09T17:51:12","modified_gmt":"2020-01-09T14:51:12","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-ka-tacsiyadeeyey-geeridii-ku-timid-aun-marxuum-danjire-axmed-keyse","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ka-tacsiyadeeyey-geeridii-ku-timid-aun-marxuum-danjire-axmed-keyse\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyadeeyey Geeridii ku timid AUN Marxuum Danjire Axmed Keyse"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxwayanaha Maamulka Puntland Dr Siciid C.lahi Dani Ayaa Tacsi ka diray<br \/>\nGeeridii ku timid Alle Ha u naxariistee Marxuum Danjire Axmed Cabdalle<br \/>\nDucaale Kayse oo maalin ka hor ku Geeriyooday wadanka Maraykanka<br \/>\nisagoona Madaxwayne Dani xusay in uu ahaa Danjire Axmed Kayse shaqsi<br \/>\nBulshada Soomaaliyeed Qiimo Gaar ah u leh .<\/p>\n<p>Siciid C.laahi Dani Madaxwaynaha Pumtland ayaa dhanka kale marki ugu<br \/>\nhoraysay ka hadlay halka ay ku danbeeyeen ragii kufsiga iyo dilka<br \/>\nisugu daray Marxuumad Caisha ilyaas oo sanad iyo dheeraad ka soo<br \/>\nwareegtay dilkeedi halka Maxkamadaha kala duwan ee Puntland ay si islu<br \/>\nmid ah xukuno dil ah ugu rideen eedaysanayaashii dilkii iyo kufsigi u geeystay<br \/>\nCaishaa ilyaas.<\/p>\n<p>Madaxwayne Dani ayaa xusay in Maxkamadayntii Eedaysanayaasha kiiskii<br \/>\ncaaisha ahayd Mid daah furan oo aan horay uga dhicin Gudaha Soomaaliya<br \/>\nayna u xukumeen Garsoorka Puntland hab cadaali ah fulinta xukunkaasina<br \/>\nuusan ku xirnayn Madaxwaynaha Balse ay u madax Banaan tahay Hay&#8217;ada<br \/>\nGarsoorka Puntland .<\/p>\n<p>Hadalka Madaxwayne dani ayaa ku soo aadaya iyadoo Bulshada Puntland ay<br \/>\nshaki badan ka muujinayeen bilihii ugu danbeeyay fulinta sharciyadeed<br \/>\nee kiiskii Marxuumad Caaisha ilyaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxwayanaha Maamulka Puntland Dr Siciid C.lahi Dani Ayaa Tacsi ka diray Geeridii ku timid Alle Ha u naxariistee Marxuum Danjire Axmed Cabdalle Ducaale Kayse oo maalin ka hor ku Geeriyooday wadanka Maraykanka isagoona Madaxwayne Dani xusay in uu ahaa Danjire Axmed Kayse shaqsi Bulshada Soomaaliyeed Qiimo Gaar ah u leh . Siciid C.laahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411019","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411020,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411019\/revisions\/411020"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}