{"id":411007,"date":"2020-01-09T11:41:53","date_gmt":"2020-01-09T08:41:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=411007"},"modified":"2020-01-09T11:41:53","modified_gmt":"2020-01-09T08:41:53","slug":"afar-ka-tirsan-alshabaab-oo-lagu-dilay-duleedka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/afar-ka-tirsan-alshabaab-oo-lagu-dilay-duleedka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Afar ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay duleedka Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo.(SONNA)&#8230;Howlgal qorsheeysan oo ay qaadeen \u00a0ciidanka daraawiishta jubbaland \u00a0ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab oo si dhuumaaleysi ah ku jooga halkaasi.<\/p>\n<p>Howlgalku waxa ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka Yaaq Bishaaro oo dhaca duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo<\/p>\n<p>Afhayeenka Hey\u2019adaha Amniga Jubbaland\u00a0 CAbdinuur Mooge ayaa Warbaahinta Qaranka un xaqiijiayya in howlgalkaan afar ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab sidoo kale waxaa gacanta lagusoo dhigay afar qori oo ay wateen.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa ujeedkiisu ahaa la dagaalanka Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab iyo hortaga dhagarta ay bulshada u maleegayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo.(SONNA)&#8230;Howlgal qorsheeysan oo ay qaadeen \u00a0ciidanka daraawiishta jubbaland \u00a0ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab oo si dhuumaaleysi ah ku jooga halkaasi. Howlgalku waxa ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka Yaaq Bishaaro oo dhaca duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo Afhayeenka Hey\u2019adaha Amniga Jubbaland\u00a0 CAbdinuur Mooge ayaa Warbaahinta Qaranka un xaqiijiayya in howlgalkaan afar ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":411008,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-411007","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=411007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":411009,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/411007\/revisions\/411009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/411008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=411007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=411007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=411007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}