{"id":410913,"date":"2020-01-07T12:09:46","date_gmt":"2020-01-07T09:09:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=410913"},"modified":"2020-01-07T13:10:35","modified_gmt":"2020-01-07T10:10:35","slug":"howlgalo-ay-ciidamada-xooga-dalka-iyo-africom-ka-fuliyeen-fariisimaha-maleeshiyaadka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgalo-ay-ciidamada-xooga-dalka-iyo-africom-ka-fuliyeen-fariisimaha-maleeshiyaadka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa AFRICOM oo qaaday Howlgallo ka dhan ah Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka \u00a0kumaandoosta ee ka \u00a0howlgasha deegaanada maamulka Jubbaland, oo kaashanaya\u00a0ciidamadda \u00a0AFRICOM ayaa saacadihII u dambeeyay duqeeyay Fadhiisimo ay maleeshiyada argagixsada ah Al-shabaab ku lahaayeen, deegaanka Caanoole,oo hoostaga dgmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada hoose .<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Dhinaca kale duqeyn tan la mid ah ayaa ciidanku ka fuliyeen \u00a0xero ku taala degmada Jamaame ee gobalka Jubbada Dhexe \u00a0oo \u00a0ay ku tababarayeen maleeshiyada Argagxiisada ah dhagar qabayaal ay soo marin habaabiyen , \u00a0loona diyaarinyay in ay\u00a0 daadiyaan dhiiga shacabka Soomaaliyeed,halkaasi oo ay maleeshiyada khasaaro xoogga ku gaaray.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Waxaa sidoo kale ay Ciidanku duqeeyeen saldhiga\u00a0 Maleeshiyadu ku lahaayeem \u00a0degmada \u00a0Jilib oo ka tirsan isla gobalka Jubbada Dhexe oo ay ku sugnaayeen Horjoogayaal sar sare oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab,waxaana lagu bur buriyay saldhigii cadowgu ku lahaa halkaasi.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Gaashaanle dhexe Xasan Maxamed Ciraaqi oo ah Taliyaha Ciidanka kumaandoosta Soomaaliya qeybta Jubbaland oo la hadlaya Warbaahinta Qaranka ,ayaa u xaqiiyay in goobaha ay duqeymuhu ka dhaceen lagu gaarsiyay Khasaaro xooggan horjoogayaashii ku sugnaa halkaasi wakhtiga duqeyntu dhaceysay.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Ciidanka Xoogga ayaa laba jibaaray howlgala dalka looga saarayo maleeshiyada Nabaddiidka ah ee Al-shabaab,si looga dulqaado Bulshada Dhagarta ay usoo maleegayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka \u00a0kumaandoosta ee ka \u00a0howlgasha deegaanada maamulka Jubbaland, oo kaashanaya\u00a0ciidamadda \u00a0AFRICOM ayaa saacadihII u dambeeyay duqeeyay Fadhiisimo ay maleeshiyada argagixsada ah Al-shabaab ku lahaayeen, deegaanka Caanoole,oo hoostaga dgmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada hoose . Dhinaca kale duqeyn tan la mid ah ayaa ciidanku ka fuliyeen \u00a0xero ku taala degmada Jamaame ee gobalka Jubbada Dhexe \u00a0oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410913","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410913"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410929,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410913\/revisions\/410929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}