{"id":410893,"date":"2020-01-06T10:58:54","date_gmt":"2020-01-06T07:58:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=410893"},"modified":"2020-01-06T11:10:19","modified_gmt":"2020-01-06T08:10:19","slug":"puntalnd-dhaqaatiir-loo-diray-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntalnd-dhaqaatiir-loo-diray-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Puntalnd: Dhaqaatiir loo diray gobolka Sool"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe -(SONNA)-\u00a0 Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey \u00a0deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay, waxaa deegaanka Saaxdheer ka dilaacey cudur\u00a0 ay u geeriyoodeen\u00a0 ilaa\u00a0 Saddex ruux, dad kale ay u il daranyihiin.<\/p>\n<p>Wasaarada ayaa sheegtay in Kooxo dhaqaatiir ah loo direy deegaankaas,kadib markii baaqyo kala duwan ay kasoo baxeen Odayaasha iyo waxgaradka .<\/p>\n<p>Dhaqaatiirtas\u00a0 ayaa waxaa ay qiimeyn ku sameyn doonaan dadka bukaanada ah ee isbitaalka Saaxdheer jiifa si loogu qabto baahiyaha Caafimaad oo ay qabaan.<\/p>\n<p>Dowladda Goboleedka Puntland aya Horay u shegtay in ay Dhaqatiir ay diri donaan deganadasi si loga jawabo Cabashada ka soo yeertay Dadka Deganka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe -(SONNA)-\u00a0 Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey \u00a0deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool. Maalmihii la soo dhaafay, waxaa deegaanka Saaxdheer ka dilaacey cudur\u00a0 ay u geeriyoodeen\u00a0 ilaa\u00a0 Saddex ruux, dad kale ay u il daranyihiin. Wasaarada ayaa sheegtay in Kooxo dhaqaatiir ah loo direy deegaankaas,kadib markii baaqyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410894,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410893","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410893"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410896,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410893\/revisions\/410896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410894"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}