{"id":410822,"date":"2020-01-05T12:03:19","date_gmt":"2020-01-05T09:03:19","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410822"},"modified":"2020-01-05T12:03:57","modified_gmt":"2020-01-05T09:03:57","slug":"maamulka-buurdhuubo-dadaal-ugu-jira-dib-u-dhiska-cisbitaalka-degmadaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-buurdhuubo-dadaal-ugu-jira-dib-u-dhiska-cisbitaalka-degmadaasi\/","title":{"rendered":"Maamulka Buurdhuubo oo dadaal ugu jira dib u dhiska cisbitaalka degmadaasi \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Buurdhuubo.(SONNA)&#8230;Gudomiyaha Maamulka Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo\u00a0 Xassan Muxumed Cali Xassan Yare) iyo masuuliyin uu hogaaminayay Ayaa kormeer ku tagay isbitaalka guud ee degmada Buurdhuubo\u00a0 oo uu Ka muuqdo burbur baahsan.<\/p>\n<p>Gudomiyaha Degmada Buurdhuubo ayaa Hoosta Ka xariiqayi in ay socdaan dadaallo ay wadaanbulshada oo la doonayo in lagu uruuriyo taageero dhaqaale oo dib loogu dhiso cisbitaalkaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa Hay&#8217;adaha Gar gaarka , Dowlada Federalka iyo ganacsatada ka dalbaday in ay gacan ka gaystaan dhismaha Ispitaalka guud ee magaalada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buurdhuubo.(SONNA)&#8230;Gudomiyaha Maamulka Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo\u00a0 Xassan Muxumed Cali Xassan Yare) iyo masuuliyin uu hogaaminayay Ayaa kormeer ku tagay isbitaalka guud ee degmada Buurdhuubo\u00a0 oo uu Ka muuqdo burbur baahsan. Gudomiyaha Degmada Buurdhuubo ayaa Hoosta Ka xariiqayi in ay socdaan dadaallo ay wadaanbulshada oo la doonayo in lagu uruuriyo taageero dhaqaale oo dib loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":410823,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410822","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410822"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410825,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410822\/revisions\/410825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}