{"id":410808,"date":"2020-01-05T10:08:35","date_gmt":"2020-01-05T07:08:35","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410808"},"modified":"2020-01-05T21:26:39","modified_gmt":"2020-01-05T18:26:39","slug":"madaxda-wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya-oo-diray-hambalyo-ku-aaddan-sanadguurada-56aad-ee-wakaaladda-sonna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya-oo-diray-hambalyo-ku-aaddan-sanadguurada-56aad-ee-wakaaladda-sonna\/","title":{"rendered":"Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo diray hambalyo ku aaddan sanadguurada 56aad ee Wakaaladda SONNA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Md. Max\u2019ed Cabdi\u00a0 Xayir Maareeye, Wasiir ku xigeenka\u00a0 Md.Aadan\u00a0 Isaaq Cali, Agaasimaha Guud Md.C\/raxmaan yuusuf Sheekh Al- Cadaala, Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Md.Cali\u00a0 C\/qaadir Cali (Cali Maykal) iyo dhamaan agaasimayaasha waaxyaha warfaafinta ,waxay hambalyo u direen dhamaan howlwadeennada\u00a0 warbaahinta Qaranka, gaar ahaan maamulka iyo wariyayaasha \u00a0SONNA, munaasabadda sanadguurada 56aad eek a soo wareegtay markii la aasaasay oo ku beegan\u00a0 5\/1\/1964tii.<\/p>\n<p>Musuuliyiinta wasaaradda Warfaafinta waxay xuseen muhiimadda Wakaaladda SONNA iyo doorka shariifka ah ay kaga jirto warbaahinta dalka, waxayna u rajeeyeen\u00a0 howlwadeennada\u00a0 wakaaladda in ay sii labanlaabaan dadaalka ay ugu jiraan horumarinta iyo dib u soo celinta, doorkii SONNA ay ku lahayd warbaahinta Caalamka.<\/p>\n<p>Dhanka kale Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Cali\u00a0 C\/qaadir Cali (Cali Maykal) oo ka hadlayay muhiimadda munaasabadda Wakaaladda SONNA ayaa\u00a0 sheegay in wakaaladda la aasaasay 5\/1\/1964tii, waxayna ahayd isha rasmiga ah ee wararka dalka.<\/p>\n<p>\u201c Mudadii u dhaxaysey 1964&#8212;1990kii Wakaaldda SONNA waxay dabooshay baahidii wareed ee dalka, waxayna ka dhex muuqatay\u00a0 dhinaca war isdhaafsiga Wakaaladaha Wararka ee caalamka.\u201dsidaasina waxaa yiri Agaasimaha Wakaaladda SONNA.<\/p>\n<p>Sidoo kale Mudane Cali Maykal\u00a0 wuxuu xusay in Wakaaladda ay xarumo ay ku lahaan jirtay dhammaan 18 gobol ee dalka, halkaasi oo ay u joogeen wariyayaal khibrad warbaahineed leh, waxayna ahayd isha Wararka Soomaaliya laga soo xigto, xiriir war isdhaafsi iyo wada shaqayna la lahayd inta badan Wakaaladaha wararka Caalamka.<\/p>\n<p>Agaasimaha SONNA Mud. Cali\u00a0 C\/qaadir Cali (Cali Maykal) wuxuu tilmaamay in wakaalladda Wararka Soomaaliyeed ay ka mid ahayd hay\u2019adihii qaranka ee uu saameeyay burburkii dalka ka dhacay,balse nasiib wanaag wakaaladda hadda way soo kabanaysaa, waxayna cagta saartay wadadii ay ku gaari lahayd inay soo ceshato doorkeedii\u00a0 warbaahineed ee dalka gudahiisa iyo dibaddiisa, isagoo hawlwadeennada SONNA u rajeeyay in sanadkaan sanadkiisa kale ku gaaraan horumar, kana dhabeeyaan dhaqan galinta qorshayaasha ay wakaaladda higsanayso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Md. Max\u2019ed Cabdi\u00a0 Xayir Maareeye, Wasiir ku xigeenka\u00a0 Md.Aadan\u00a0 Isaaq Cali, Agaasimaha Guud Md.C\/raxmaan yuusuf Sheekh Al- Cadaala, Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Md.Cali\u00a0 C\/qaadir Cali (Cali Maykal) iyo dhamaan agaasimayaasha waaxyaha warfaafinta ,waxay hambalyo u direen dhamaan howlwadeennada\u00a0 warbaahinta Qaranka, gaar ahaan maamulka iyo wariyayaasha \u00a0SONNA, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410810,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410808","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410808"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410888,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410808\/revisions\/410888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}