{"id":410719,"date":"2020-01-04T08:59:59","date_gmt":"2020-01-04T05:59:59","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410719"},"modified":"2020-01-04T11:17:04","modified_gmt":"2020-01-04T08:17:04","slug":"golaha-shacabka-oo-maanta-guda-galaya-ajeendayaal-dhowr-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-maanta-guda-galaya-ajeendayaal-dhowr-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo maanta guda-galaya ajeendayaal dhowr ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda\u00a0 caadiga ah ee magaalada Muqdisho kaga kaga hadli doona qodobo dhowr ah oo horyaalla golahaasi.<\/p>\n<p>Kulanka manta ayaa looga \u00a0hadlayaa qodobada kala ah<\/p>\n<ol>\n<li>U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan.<\/li>\n<li>Akhrinta 3-aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku howlanaa dardar gelinta sharciyada horumarinta u leh dalka iyo la xisaabtanka hay\u2019addaha kala duwan ee dowladda<strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda\u00a0 caadiga ah ee magaalada Muqdisho kaga kaga hadli doona qodobo dhowr ah oo horyaalla golahaasi. Kulanka manta ayaa looga \u00a0hadlayaa qodobada kala ah U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan. Akhrinta 3-aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada. Xildhibaannada Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":410748,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410719","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410721,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410719\/revisions\/410721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}