{"id":410619,"date":"2020-01-03T10:09:59","date_gmt":"2020-01-03T07:09:59","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410619"},"modified":"2020-01-03T10:10:09","modified_gmt":"2020-01-03T07:10:09","slug":"ciidanka-kenya-oo-dilay-xubno-ka-mid-ahaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-kenya-oo-dilay-xubno-ka-mid-ahaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Kenya oo dilay xubno ka mid ahaa Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Ciidanka difaaca Dalka Kenya ee KDF loo yaqaan ayaa toogasho ku dilay Saacadihii lasoo dhaafay Afar ka mid ahaa Argagixisada Al-Shabaab, markii ay Waddada u dhexeysa Mombasa iyo Laamu u galeen Gaari Bas ah oo siday Dad Shacab ah.<\/p>\n<p>Isku duwaha Gobolka Xeebta ee Dalka Kenya, John Elungata, ayaa sheegay in ay Ciidankoodu ku guuleysteen dilka Afartaasi xubnood, mid kalana ay Gacanta ku dhigeen isaga oo nool.<\/p>\n<p>Malleeshiyaad ka tirsan nabad-diidka Al-Shabaab ayaa halkaasi dil iyo dhaawacba ugu geystay Dad Shacab ah oo saarnaa Gaari rakaab ahaa oo kusii jeeday Lamu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Ciidanka difaaca Dalka Kenya ee KDF loo yaqaan ayaa toogasho ku dilay Saacadihii lasoo dhaafay Afar ka mid ahaa Argagixisada Al-Shabaab, markii ay Waddada u dhexeysa Mombasa iyo Laamu u galeen Gaari Bas ah oo siday Dad Shacab ah. Isku duwaha Gobolka Xeebta ee Dalka Kenya, John Elungata, ayaa sheegay in ay Ciidankoodu ku guuleysteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410620,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410619","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410621,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410619\/revisions\/410621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}