{"id":410616,"date":"2020-01-03T09:33:26","date_gmt":"2020-01-03T06:33:26","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410616"},"modified":"2020-01-03T09:33:37","modified_gmt":"2020-01-03T06:33:37","slug":"qasem-soleiman-oo-lagu-dilay-baqdaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qasem-soleiman-oo-lagu-dilay-baqdaad\/","title":{"rendered":"Qasem Soleiman oo lagu dilay Baqdaad"},"content":{"rendered":"<p>Baqdad-(SONNA)-Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn xagga Cirka ah ku dileen Madaxii Ciidamada xulka ah ee Quds Force , Qasem Soleiman, xilli uu la socday raxan Gaadiid ah oo marayay meel aan ka fogeyn Garoonka Diyaardaaha ee Magaalada Baqdaad.<\/p>\n<p>Jeneraal; Qasem Soleiman ayaa ahaa madaxa cutub kamid ah Ciidanka ilaalada kacaanka Waddanka Iiran ee lagu Magacaabo Quds, kuwaas oo looga tala galay in ay ka howl-galaan meelo ka baxsan Dalkooda.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa sidoo kale lagu dilay Abu Mahdi al-Muhandis, oo ahaa taliye ku-xigeenkii Maleeshiyaadka Ciraaq ee taageerada ka hela Dowladda Iiran iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Duqeynta ay Diyaaradaha Maraykanka ka geysteen gudaha Dalka Ciraaq ayaa ahayd mid lagu\u00a0 bartilmaameedsanayay kooxo taabacsan Dowladda Iiran oo xurguf ay kala dhexeyso xukuumadda Washington DC.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baqdad-(SONNA)-Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn xagga Cirka ah ku dileen Madaxii Ciidamada xulka ah ee Quds Force , Qasem Soleiman, xilli uu la socday raxan Gaadiid ah oo marayay meel aan ka fogeyn Garoonka Diyaardaaha ee Magaalada Baqdaad. Jeneraal; Qasem Soleiman ayaa ahaa madaxa cutub kamid ah Ciidanka ilaalada kacaanka Waddanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410617,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410616","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410616"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410618,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410616\/revisions\/410618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}