{"id":410499,"date":"2019-12-31T11:23:27","date_gmt":"2019-12-31T08:23:27","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410499"},"modified":"2019-12-31T11:35:01","modified_gmt":"2019-12-31T08:35:01","slug":"mudane-c-qaasim-oo-ka-tacsiyeeyay-dhibaatadii-ka-dhalatay-qaraxii-ex-kontarool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mudane-c-qaasim-oo-ka-tacsiyeeyay-dhibaatadii-ka-dhalatay-qaraxii-ex-kontarool\/","title":{"rendered":"Mudane C\/Qaasim oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhalatay qaraxii Ex-Kontarool"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Qaahira-(SONNA)- Madaxwaynahii hore ee Soomaaliya Cabdi-Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay kana tiiraanyaysan yahay khasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 28-kii bishaan December ka dhacay isgoyska Ex-Koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Mudane C\/Qaasim wuxuu xusay in musiibooyinka iyo qaraxyada dalka ka dhacaaya yihiin kuwo horay u soo jiray,isla markaana ay yihiin kuwo dadka Soomaaliyeed ay gacmahooda ku kasbadeen.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay inay gacmaha is qabsadaan si looga baxo dhibaatada dhinac walba ka haysata dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222; background: white;\">Qarixii dhawaan ka dhacay isgoyska Ex-koontorool Afgooye ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen dad ko u dhaafaya 80 Ruux tira intaasi ka sii badanna ay ku dhaawacmeen,waxaana mas\u2019uuliyadda qaraxaas sheegtay kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira-(SONNA)- Madaxwaynahii hore ee Soomaaliya Cabdi-Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay kana tiiraanyaysan yahay khasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 28-kii bishaan December ka dhacay isgoyska Ex-Koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho. Mudane C\/Qaasim wuxuu xusay in musiibooyinka iyo qaraxyada dalka ka dhacaaya yihiin kuwo horay u soo jiray,isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410501,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410499","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410499"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410506,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410499\/revisions\/410506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}