{"id":410352,"date":"2019-12-29T12:11:38","date_gmt":"2019-12-29T09:11:38","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410352"},"modified":"2019-12-29T14:09:59","modified_gmt":"2019-12-29T11:09:59","slug":"qaar-ka-mid-ah-dhaawacyada-qarixii-shalay-oo-iminka-laga-qaadayo-garoonka-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaar-ka-mid-ah-dhaawacyada-qarixii-shalay-oo-iminka-laga-qaadayo-garoonka-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Dhaawacyada Qarixii Shalay oo iminka laga qaadayo Garoonka Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>16 ka mid ah\u00a0 dadkii\u00a0 ay dhawacyadii culus ka soo gaareen qaraxa\u00a0\u00a0 oo ay ku jiraan labo muwaadin oo u dhashay dalka turkiga\u00a0 ayaa\u00a0 goordhaw la filayaa inay ka duusho garoonka aadan cadde\u00a0 .<\/p>\n<p>Gudiga\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 gurmadka\u00a0\u00a0 deg dega ah ee ay dawladda u xilsaartay\u00a0\u00a0\u00a0 qaraxa\u00a0 ayaa\u00a0\u00a0\u00a0 ku\u00a0\u00a0 hawlan\u00a0 diiwaan gelinta iyo qiimaynta\u00a0 iyo ugurmashadii dadkii\u00a0\u00a0 ku waxyeeloobay mashaqadii ka dhacday\u00a0 shalay Magaalada Muqdisho\u00a0 oo ay qasaare ka soo gaareen dad badan oo rayid ah .<\/p>\n<p>Guddiga Gurmadka Deg Deg ah ayaa kulan muhiim ah hadda uga socdaa xarunta Gurmadka deg deg ah , iyadoo sidoo kale la filayo in ay Magaalada Muqdisho soo gaarto diyaarad kale oo ka imaan doonto dhanka Dowladda Qadar.<\/p>\n<p>Diyaaradda Turkiga ka timad ayaa sidoo kale Qaadi doonto meydka labo Muwaadin oo u dhashay dalka Turkiga\u00a0 kana mid ahaa dadkii ku geeriyooday qarixii Shalay Ka dhacay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 ka mid ah\u00a0 dadkii\u00a0 ay dhawacyadii culus ka soo gaareen qaraxa\u00a0\u00a0 oo ay ku jiraan labo muwaadin oo u dhashay dalka turkiga\u00a0 ayaa\u00a0 goordhaw la filayaa inay ka duusho garoonka aadan cadde\u00a0 . Gudiga\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 gurmadka\u00a0\u00a0 deg dega ah ee ay dawladda u xilsaartay\u00a0\u00a0\u00a0 qaraxa\u00a0 ayaa\u00a0\u00a0\u00a0 ku\u00a0\u00a0 hawlan\u00a0 diiwaan gelinta iyo qiimaynta\u00a0 iyo ugurmashadii dadkii\u00a0\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410330,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410352","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410352"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410361,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410352\/revisions\/410361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}