{"id":410167,"date":"2019-12-28T11:55:42","date_gmt":"2019-12-28T08:55:42","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410167"},"modified":"2019-12-28T11:55:42","modified_gmt":"2019-12-28T08:55:42","slug":"wasaaradda-shaqada-oo-hirgalinaysa-barnaamijka-daryeelka-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-shaqada-oo-hirgalinaysa-barnaamijka-daryeelka-bulshada\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Shaqada oo hirgalinaysa barnaamijka daryeelka bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan ay furayso barnaamijka daryeelka bulshada oo ay ka faa\u2019idaysan doonaan in ka badan hal milyan oo laga hirgalin doono guud ahaan dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ka hadlayay barnaamijka kulanka todobaadka ayaa sheegay in dhawaan mashruucaasi uu dalka ka bilaaban doono.<\/p>\n<p>\u201cWasaaraddu waxa ay gaari doontaa dad lagu qiyaasayo 1.2 Milyan oo dad ah barnaamijka daryeelka bulshada oo laga hirgalin doono guud ahaan Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland, barnaamijkan dadka nugul iyo kuwa ay xoolaha ka dhamaadeen ee magaalada soo aaday,si loogu hayo deegaannadooda, waxaana gacan ka gaysan doona Bankiga Adduunka\u201d ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in barnaamijkaan loogu faa\u2019iidayn doono dadka saboolka ah oo lacago la siinayo, si ay u helaan adeegyada aas aasiga u ah noloshooda, isagoo intaa ku daray in dhawaan la daah furay barnaamijkaan, qorshahuna yahay sidii loo hirgalin lahaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan ay furayso barnaamijka daryeelka bulshada oo ay ka faa\u2019idaysan doonaan in ka badan hal milyan oo laga hirgalin doono guud ahaan dalka. Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ka hadlayay barnaamijka kulanka todobaadka ayaa sheegay in dhawaan mashruucaasi uu dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410168,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410167","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410169,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410167\/revisions\/410169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}