{"id":410164,"date":"2019-12-28T11:43:14","date_gmt":"2019-12-28T08:43:14","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410164"},"modified":"2019-12-28T12:01:54","modified_gmt":"2019-12-28T09:01:54","slug":"qaban-qaabada-soo-dhawaynta-wafdiga-raiisul-wasaare-khayre-oo-ka-socota-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaban-qaabada-soo-dhawaynta-wafdiga-raiisul-wasaare-khayre-oo-ka-socota-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Qaban qaabada soo dhawaynta wafdiga Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo ka socota Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Dh\/mareeb-(SONNA)-Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Dadwayne aad u fara badan oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Dhuusamareeb ayaa iminka soo buux dhaafiyay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada, kuwaasi oo sita sawirada Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka socda dhamaystirka soo xulidda Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo dhawaan lagu wado inay halkaasi ka qabsoonto doorashada Madaxweynaha Galmudug.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dh\/mareeb-(SONNA)-Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb. Dadwayne aad u fara badan oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Dhuusamareeb ayaa iminka soo buux dhaafiyay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada, kuwaasi oo sita sawirada Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410165,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410164","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410164"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410170,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410164\/revisions\/410170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}