{"id":410155,"date":"2019-12-28T11:26:02","date_gmt":"2019-12-28T08:26:02","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410155"},"modified":"2019-12-28T11:31:24","modified_gmt":"2019-12-28T08:31:24","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-ka-warbixiyay-qaraxii-saakay-ka-dhacay-ex-kontarool-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-ka-warbixiyay-qaraxii-saakay-ka-dhacay-ex-kontarool-sawirro\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka warbixiyay qaraxii saakay ka dhacay EX-kontarool \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Gudomiya gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Max\u2019uud Max\u2019ed (Cumar Filish) ayaa faah faahin ka bixiyay qarax saakay ka dhacay Bar kontorol oo ku taal isgoyska ex \u2013kontarool \u00a0afgooye.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka oo ay wehliyaan ku-xigeennadiisa iyo laamaha ammaanka oo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in qaraxa uu ahaa gaari kuwa xamuulka qaada,kaasi oo gaystay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Gudomiyaha ayaa tilmamay in dadka dhintay ay u badnayeen arady wax ka barata jamacadda \u00a0Banaadir \u00a0halkaa ku dhinteen, wuxuuna ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qaraxaasi, dhanka kalena wuxuuna u mahad caliyay ciidamada amniga oo uu sheegay in ay ka hortageen \u00a0garigaasi oo rabay in uu u soo gudbo gudaha magalada muqdisho<\/p>\n<p>Md. Cumar Filish waxa a uu intaasi raaciyay in hadda uu socdo gurmadka dadka loo samaynayo dibna ay ka soo sheegi doonaan inta ay gaarsiisan tahay dhibaatada halkaasi ka dhacday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-410159 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool1-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool1-768x431.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-410161 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool2-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool2-768x431.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-410162 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool3-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Ex-Kontarool3-768x431.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Gudomiya gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Max\u2019uud Max\u2019ed (Cumar Filish) ayaa faah faahin ka bixiyay qarax saakay ka dhacay Bar kontorol oo ku taal isgoyska ex \u2013kontarool \u00a0afgooye. Gudoomiyaha Gobolka oo ay wehliyaan ku-xigeennadiisa iyo laamaha ammaanka oo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in qaraxa uu ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410156,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410155","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410155"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410163,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410155\/revisions\/410163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}