{"id":410138,"date":"2019-12-28T11:08:02","date_gmt":"2019-12-28T08:08:02","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410138"},"modified":"2019-12-28T11:08:02","modified_gmt":"2019-12-28T08:08:02","slug":"faah-faahi-ka-soo-baxayso-qarax-dad-rayid-ah-argagixisada-ku-xasuuqeen-ex-koontarool-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/faah-faahi-ka-soo-baxayso-qarax-dad-rayid-ah-argagixisada-ku-xasuuqeen-ex-koontarool-afgooye\/","title":{"rendered":"Faah faahi ka soo baxayso qarax dad rayid ah argagixisada ku xasuuqeen ex-koontarool Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax gaari oo ay argagixisada Al-Shabaab la eegteen ex-koontarool Afgooye, halkasi oo ay ku xasuuqeen dad rayid ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska\u00a0 Ismaaqiil Muqtaar Cumar (Orange) oo ka hadlay qaraxa ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen in ka badan 26 qof halka ay ku dhaawacmeen 60 qof.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa intaa ku daray in tirada dadka ku dhintay ay intaas ka sii badan karto,<\/p>\n<p>Gaari BL ah oo ay saarnaayeen Arday dhigata Jaamacadda Banaadir ayaa khasaaraha ugu badan uu soo gaaray, waxaana ku dhintay inta badan dadkii gaariga saarneyd.<\/p>\n<p>Xiliga ay wax dhacayeen oo aroor ah ahayd \u00a0ayaa waxaa dadka ay intooda\u00a0 badan \u00a0aadayeen \u00a0goobahooda\u00a0 shaqo iyo waxbarasho .<\/p>\n<p>Muuqaalo argagagax leh ayaa laga soo sheegayaa goobta qaraxa ka dhacay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax gaari oo ay argagixisada Al-Shabaab la eegteen ex-koontarool Afgooye, halkasi oo ay ku xasuuqeen dad rayid ah. Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska\u00a0 Ismaaqiil Muqtaar Cumar (Orange) oo ka hadlay qaraxa ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen in ka badan 26 qof halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":410139,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410140,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410138\/revisions\/410140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}