{"id":410077,"date":"2019-12-27T10:46:20","date_gmt":"2019-12-27T07:46:20","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410077"},"modified":"2019-12-27T10:46:29","modified_gmt":"2019-12-27T07:46:29","slug":"qatar-soo-food-saartay-beeraleyda-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qatar-soo-food-saartay-beeraleyda-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Qatar soo food saartay Beeraleyda Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka Beeraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Bashiir Qaasim ayaa walaac xooggan ka muujiyay qatarta ka dhalan karta Ayaxa, aah Cayayaan hali ku ah dalagga iyo daaqa.<\/p>\n<p>Mudane; Maxamed Bashiir, oo u la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ayaxa uu ka soo gudbay Galmudug iyo Dhulka Soomaalida Itoobiya musiibana ku yahay Beeralayda Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in Beeralaydu ay u baahan yihiin in si deg deg ah looga caawiyo wax kaqabashada Ayaxa oo baabi\u2019naya miraha Beeraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka Beeraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Bashiir Qaasim ayaa walaac xooggan ka muujiyay qatarta ka dhalan karta Ayaxa, aah Cayayaan hali ku ah dalagga iyo daaqa. Mudane; Maxamed Bashiir, oo u la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ayaxa uu ka soo gudbay Galmudug iyo Dhulka Soomaalida Itoobiya musiibana ku yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410078,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410077","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410077"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410079,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410077\/revisions\/410079"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}