{"id":410058,"date":"2019-12-26T10:48:09","date_gmt":"2019-12-26T07:48:09","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=410058"},"modified":"2019-12-26T10:49:59","modified_gmt":"2019-12-26T07:49:59","slug":"cumar-filish-oo-ku-baaqay-in-lala-shaqeeyo-laamaha-ammaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cumar-filish-oo-ku-baaqay-in-lala-shaqeeyo-laamaha-ammaanka\/","title":{"rendered":"Cumar Filish oo ku baaqay in lala shaqeeyo laamaha ammaanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka ugu baaqay in ay si hufan ugu adeegaan Shacabkooda, kana shaqeeyaan sugidda amniga.<\/p>\n<p>Mudane; Cumar Filish, ayaa hadalkan ka sheegay kulan looga hadlayay ammaanka Caasimadda oo Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, shiraas oo ay goob-joog \u00a0ka ahaayeen Guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Shirkan oo Todobaadle ah ayaa sidoo kale looga hadlay soo celinta bilicda Caasimadda, nadaafadda iyo tirakoobka Guryaha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ugu dambayn ku baaqay in ay laamaha ammaanka iyo Shacabka ku nool Caasiamaddu yeeshaan wada shaqayn baaxad leh, \u00a0si looga guuleysto cadowga Ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka ugu baaqay in ay si hufan ugu adeegaan Shacabkooda, kana shaqeeyaan sugidda amniga. Mudane; Cumar Filish, ayaa hadalkan ka sheegay kulan looga hadlayay ammaanka Caasimadda oo Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, shiraas oo ay goob-joog \u00a0ka ahaayeen Guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410061,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-410058","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=410058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410060,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/410058\/revisions\/410060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=410058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=410058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=410058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}