{"id":409997,"date":"2019-12-25T09:45:22","date_gmt":"2019-12-25T06:45:22","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409997"},"modified":"2019-12-25T10:57:15","modified_gmt":"2019-12-25T07:57:15","slug":"horjoogayaal-al-shabaab-ahaa-oo-ku-geeriyootay-qarax-ay-maleegayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjoogayaal-al-shabaab-ahaa-oo-ku-geeriyootay-qarax-ay-maleegayeen\/","title":{"rendered":"Horjoogayaal Al-Shabaab ahaa oo ku geeriyootay qarax ay maleegayeen"},"content":{"rendered":"<p>Xarar-dheere-(SONNA)-Malleeyaal iyo Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay degaanka Mililiqo oo ka tirsan Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaqan degaanka Mililiqo ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegay in ay jug xooggan ka maqleen goob ay nabad-diidku ku diyaarinayeen Gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ay halkaasi ku naf waayeen Malleeyshiyaad ka tirsanaa Argagixisada iyo horjoogayaashooda, iyadoo ay u diideen Dadka Shacabka ah in ay goobtaasi tagaan.<\/p>\n<p>Dadka ku nool Mililiqo ayaa sidoo kale sheegaya in ay Kooxda Al-Shabaab Maalmihii lasoo dhaafay halkaasi ka wadeen abaabul ay ku diyaarinayaan Gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, si ay Ummadda Soomaaliyeed ugu waxyeelleeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarar-dheere-(SONNA)-Malleeyaal iyo Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay degaanka Mililiqo oo ka tirsan Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug. Dadka ku dhaqan degaanka Mililiqo ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegay in ay jug xooggan ka maqleen goob ay nabad-diidku ku diyaarinayeen Gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410002,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409997","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409997"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409999,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409997\/revisions\/409999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}