{"id":409994,"date":"2019-12-25T09:41:28","date_gmt":"2019-12-25T06:41:28","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409994"},"modified":"2019-12-25T12:02:31","modified_gmt":"2019-12-25T09:02:31","slug":"162-ruux-oo-lagu-badbaadiyay-badweynta-u-dhexeysa-libya-talyaaniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/162-ruux-oo-lagu-badbaadiyay-badweynta-u-dhexeysa-libya-talyaaniga\/","title":{"rendered":"162-ruux oo laga soo badbaadiyay Badda u dhexeysa Libiya iyo Talyaaniga"},"content":{"rendered":"<p>In ka badan 160-qof oo isugu jiray \u00a0muhaajiriin iyo qaxooti\u00a0 oo laga soo badbaadiyay badweynta dalka Libiya ayaa laga dajiyay dekedda Taranto \u00a0ee kooonfurta dalka Talyaaniga,sida ay xaqiijiyeen hay&#8217;adda samafalka ee SOS Mediterranee .<\/p>\n<p>Muhaajiriinta, oo ay ku jiraan 50 caruur ah iyo shan haween ah oo uur leh, ayaa waxaa badbaadiyay koox lagu magacaabo hay&#8217;adda samafalka ee SOS Mediterranee oo ay la socdaan dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF.<\/p>\n<p>Dadka muhaajiriinta ah ee la badbaadiyay ayaa lagu waramay in ay wateen 2-doon oo kala ah caag iyo mid alwaax ah,waxana maamulka talyaaniga uu ogolaaday dhamaan dadkaasi la soo badbaadiyey in laga dejiyo dekedda Taranto<\/p>\n<p>Nicola Stalla, oo ah isku duwaha badbaadinta NGO-ga ee saaran markabka Ocean Viking ayaa sheegay in iyadoo lagu jiro xilligga qaboobaha ee badda Medetreaniamka ay suurtagashay in la badbaadiyo dadkaasi,balse haddii aysan jirin wax gurmad ah oo loo fidiyo muhaajiriinta ay dhici laheyd in cimilada oo ka sii dareysa aawadeed ay adkaan laheyd xaaladdooda.<\/p>\n<p>Bishii Oktoobar, Talyaanigu wuxuu dib u cusbooneysiiyay heshiis aad loo dhaleeceeyey 2017-kii oo ay la galeen ciidamada ilaalada xeebaha dalka Liibiya si loo xakameeyo muhaajiriinta isku dayaya inay u safraan dalalka Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan 160-qof oo isugu jiray \u00a0muhaajiriin iyo qaxooti\u00a0 oo laga soo badbaadiyay badweynta dalka Libiya ayaa laga dajiyay dekedda Taranto \u00a0ee kooonfurta dalka Talyaaniga,sida ay xaqiijiyeen hay&#8217;adda samafalka ee SOS Mediterranee . Muhaajiriinta, oo ay ku jiraan 50 caruur ah iyo shan haween ah oo uur leh, ayaa waxaa badbaadiyay koox lagu magacaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":409995,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409994","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409994"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":410009,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409994\/revisions\/410009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}