{"id":409956,"date":"2019-12-24T15:55:38","date_gmt":"2019-12-24T12:55:38","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409956"},"modified":"2019-12-24T15:55:38","modified_gmt":"2019-12-24T12:55:38","slug":"qeybta-43aad-ee-ciidamada-xoogga-oo-howlgallo-ka-wada-gobolka-j-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qeybta-43aad-ee-ciidamada-xoogga-oo-howlgallo-ka-wada-gobolka-j-hoose\/","title":{"rendered":"Qeybta 43aad ee ciidamada Xoogga oo howlgallo ka wada gobolka J\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo.(SONNA)&#8230;Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad ee deegaanada Jubaland ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay howl galo qorsheysan ka waday deegaanada u dhexeeya Degmooyinka Kismaayo iyo Jamaame ee gobolka J\/hoose.<\/p>\n<p>Howlkaan oo saameeyay deegaanada, Muuse Xaaji, Araare iyo Kaban a ayaa yimid ka dib markii ciidamadu shacabka ka heleen, qorshe kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ay ku doonayeen in ay ku jabiyaan Kar karada webiga Jubba si uu ugu fataho shacabka, isla markaana ay weeraro dhuumaaleysi ah ugu qaadaan deegaanada xorta ah.<\/p>\n<p>Howl galkaan intii uu socday ayaa ciidaamada waxaa u suurta galay in ay soo saaraan, tiro miinooyin ah oo ay hareeraha wadooyinka ku aaseen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Korneyl Maxamed Badal Xasan oo ka mida saraakiisha howlgalkaan hoggaamineysa ayaa Warbaahinta dowladda u sheegay, in howlgalku sii socondoono in deegaanada Jubooyinka laga xoreynayo, Xagjiriinta Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo.(SONNA)&#8230;Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad ee deegaanada Jubaland ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay howl galo qorsheysan ka waday deegaanada u dhexeeya Degmooyinka Kismaayo iyo Jamaame ee gobolka J\/hoose. Howlkaan oo saameeyay deegaanada, Muuse Xaaji, Araare iyo Kaban a ayaa yimid ka dib markii ciidamadu shacabka ka heleen, qorshe kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":409957,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409956","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409956"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409958,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409956\/revisions\/409958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}