{"id":409950,"date":"2019-12-24T11:26:18","date_gmt":"2019-12-24T08:26:18","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409950"},"modified":"2019-12-24T15:14:05","modified_gmt":"2019-12-24T12:14:05","slug":"sarakiisha-qeybta-21aad-oo-ka-qeybgalay-kulan-lagu-dhaneystirayo-heshiisiinta-2-beel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sarakiisha-qeybta-21aad-oo-ka-qeybgalay-kulan-lagu-dhaneystirayo-heshiisiinta-2-beel\/","title":{"rendered":"Saraakiisha qeybta 21aad oo ka qeybgalay kulan lagu dhameystirayo heshiisiinta 2-beel"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Qeybta 21aad ee Xogga Dalka Somaliya Generaal, Cabdicasiis Cabdulaahi Qooje iyo saraakiil kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhameystirayo heshiisyadii ay horey u gaareen beelaha walaalaha ah ee deeganada Towfiiq iyo Afbarwaaqo oo ka tirsan gobolka Mudug<\/p>\n<p>Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya, waxaa l aga soo saaray Qodobo lagu xoojinayo heshiiskii horey u dhex maray odayaasha Labada dhinac ee degaanada Towfiiq iyo Afbarwaaqo,waxaana ka mid ahaa,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/1.in\/\">1.in<\/a>\u00a0la fuliyo dhamaan qodoba ku xusan heshiiska ay wadda Saxiixdeen Walalaha ay dhexmareen colaadda\/<\/p>\n<p>2.Gudigu wuxuu doortay Shir gudoon, waana inuu qaab-dhismeedkiisu dhameys tirmaa<br \/>\n4-ta bari ah ee uu shirku socdo<\/p>\n<p>3- Dowladda Faderalka Somaliya waxaa laga rabaa inay tayeyso Gudiga isku dhafka ah si ay u dar dargaliyaan nabadeynta iyo dhab- u-heshiinta beelaha walaalaha ah,<br \/>\n4- In wadda hadaladu Sii socdaan,<br \/>\n4. in wadahadal lagu dhameeyo, xal waarana laga gaaro wixii dhib ah oo aan laga samri karin, laguna lafa guro Shirarka soo socoda,<br \/>\n5. In guddiga isku dhafka ah ee Odayaasha Labada Beelood gacan siiyaan Ciidanka Xooga DS si ay u fuliyeen heshiisyadda Nabadeed,<br \/>\n6 in Odaygii uHogaansami waaya Heshiisyada Nabadda ay CXDS tilaabo adag ka qaadi doonaan,<br \/>\n7 in Gogosha xigta la dhigo Magaalada Gaalkcyo 5-ta February\/20120 ayna fududeyso Dowladda Somaliya,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Qeybta 21aad ee Xogga Dalka Somaliya Generaal, Cabdicasiis Cabdulaahi Qooje iyo saraakiil kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhameystirayo heshiisyadii ay horey u gaareen beelaha walaalaha ah ee deeganada Towfiiq iyo Afbarwaaqo oo ka tirsan gobolka Mudug Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya, waxaa l aga soo saaray Qodobo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":409951,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409950","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409950"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409955,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409950\/revisions\/409955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}