{"id":409894,"date":"2019-12-23T09:53:00","date_gmt":"2019-12-23T06:53:00","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409894"},"modified":"2019-12-24T09:32:46","modified_gmt":"2019-12-24T06:32:46","slug":"wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-xaqiijisay-dhaqangalka-manhajka-dugsiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-xfs-oo-xaqiijisay-dhaqangalka-manhajka-dugsiga-dhexe\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada XFS oo xaqiijisay dhaqangalka Manhajka dugsiga dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)_ Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu dhaqan galay Manhajka dugsiga dhexe ee dalka, kaas oo dhawaan ay soo saartay wasaaradda.<\/p>\n<p>Agaasimaha Xafiiska Manaahijta iyo fayo dhowrka Wasaaradda Waxbarashada, mudane, Maxamed Xasan Mukhtaar ayaa tilmaamay in Manhajka dugsiga dhexe uu dhaqan galay, isla markaana iskuullada dalka laga bilaabay Manhajkaan oo wax badan ka badeli doona sida uu yiri tayada waxbarasho ee dalka.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa intaasi raaciyay in manhajkaan uu yahay mid ay soo diyaariyeen Macalimiin Soomaaliyeed,isagoo xusay in \u00a0manhajkaan uu ka turjumayo dhaqanka Soomaaliyeed, isla markaana uu yahay mid uu leeyahay dalka Soomaaliya taasoo meesha ka saaraysa isticmaalka manaahijtii hore ee wadamada kale.<\/p>\n<p>Dhinaca kale iskuulada dalka ayaa soo dhaweeyay manhajkaan dugsiga dhexe ee ay wasaarad Waxbarashada soo saartay,iyagoo sheegay in uu yahay mid si wayn loo tayeeyay oo wax badan ka badeli kara waxbarashada.<\/p>\n<p>Maamulaha guud ee iskuulka hoose, dhexe iyo sare ee Al-Muxarram, Maxamed Cabdulqaadir Ibraahim \u201cMaadeey\u201d ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan Manhajka dugsiga dhexe,isagoo xusay in uu dhaqan galay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)_ Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu dhaqan galay Manhajka dugsiga dhexe ee dalka, kaas oo dhawaan ay soo saartay wasaaradda. Agaasimaha Xafiiska Manaahijta iyo fayo dhowrka Wasaaradda Waxbarashada, mudane, Maxamed Xasan Mukhtaar ayaa tilmaamay in Manhajka dugsiga dhexe uu dhaqan galay, isla markaana iskuullada dalka laga bilaabay Manhajkaan oo wax badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409946,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409894","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409894"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409894\/revisions\/409899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}