{"id":409824,"date":"2019-12-22T10:51:34","date_gmt":"2019-12-22T07:51:34","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409824"},"modified":"2019-12-22T10:51:34","modified_gmt":"2019-12-22T07:51:34","slug":"ciidanka-xds-ee-qeybta-21-aad-oo-ka-tacsiyeeyay-waxyeeladii-qaraxii-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-ee-qeybta-21-aad-oo-ka-tacsiyeeyay-waxyeeladii-qaraxii-ka-dhacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS ee qeybta 21-aad \u00a0oo ka tacsiyeeyay waxyeeladii qaraxii ka dhacay Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo.(SONNA)&#8230;Taliska Qaybta 21-aad ee ciidanka XDS ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay weerarkii argagixise ee xalay ka dhacay Gaalkacyo kaasoo ay ku dhinteen dad rayid ah oo aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu yiri \u00a0\u201cWaxaan halkaan uga tacsiyaynaynaa dhammaanba ciidamada iyo Shacabka aan waxba galabsan ee cadawga nabaddiidka ah ku weerarey Magaalada Gaalkacyo.\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaa tusaale caddeynaya sida cadawgu u beegsanayo nolosha shacabka Soomaaliyeed, una diiddan yahay xasilloonida dalka iyo nolosha maatida aan waxba galabsan.\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Taliska Qeybta 21-aad ee ciidanka XDS ayaa u tacsiyeeyay ehelada dadkii wax ku noqday qaraxaasi argagixiso, waxaana lagu boorriyay bulshada Soomaaliyeed iney meel uga soo wada jeestaan cadowga argagixisada ah ee aan u turuneynin dadka Soomaaliyeed ee ka soo daalay dhibaatooyin ka dhashay dagaallo ay muddo dheer ku soo jireen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo.(SONNA)&#8230;Taliska Qaybta 21-aad ee ciidanka XDS ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay weerarkii argagixise ee xalay ka dhacay Gaalkacyo kaasoo ay ku dhinteen dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Qoraalka ayaa lagu yiri \u00a0\u201cWaxaan halkaan uga tacsiyaynaynaa dhammaanba ciidamada iyo Shacabka aan waxba galabsan ee cadawga nabaddiidka ah ku weerarey Magaalada Gaalkacyo.\u201d. \u201cWaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":409825,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409824","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409826,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409824\/revisions\/409826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}