{"id":409772,"date":"2019-12-21T12:29:13","date_gmt":"2019-12-21T09:29:13","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409772"},"modified":"2019-12-21T12:29:13","modified_gmt":"2019-12-21T09:29:13","slug":"falastin-oo-soo-dhoweysay-baaritaanno-lagu-sameeyo-dambiyada-dagaal-ee-ka-jira-dhulka-falastin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/falastin-oo-soo-dhoweysay-baaritaanno-lagu-sameeyo-dambiyada-dagaal-ee-ka-jira-dhulka-falastin\/","title":{"rendered":"Falastin oo soo dhoweysay baaritaanno lagu sameeyo dambiyada dagaal ee ka jira dhulka Falastin \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaasha Falastiin ayaa soo dhaweeyay hadalada ka so yeeray madaxda maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiya ICC,kaas \u00a0oo ku saabsan in la bilaabo baaritaanno ku aadan xadgudubyada Isra\u2019il ee dadka reer Falastiin.<\/p>\n<p>Hadaladaan ayaa yimid ka dib kolkii Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiya ICC ay ku dhawaaqday in ay dooneyso in la baaro eedeymaha la xiriira dambiyada dagaal ee ka socda dhulalka reer Falastiin ee ay ka dambeeyaan ciidamada Isra\u2019il.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamada Caalamiga ah ee Dambiyada \u00a0(ICC) Fatou Bensouda ayaa sheegtay Jimcihii inay bilaabi doonto baaritaan buuxa oo la xiriira dambiyada dagaal ee la sheegay in ay ka socdaan dhulalka falastiin .<\/p>\n<p>Hoggaamiyaasha Falastiin ayaa talaabadaasi ku tilmaamay in ay tahay mid loo qaaday dhanka wanaagsan,isla markana \u00a0joojineysa falalka xadgudubka ah ee ciidamada Isra\u2019il ay ku hayaan dadka Falastiin .<\/p>\n<p>Dalka Isra&#8217;il iyo kuwo kale ayaa caro ka muujiyay hadalada ka soo yeeray Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ICC ,kuna sabsan in ciidamada dalkaasi ay ay caadeysteen dambiyo dagaal ee ay ka fliyaan dhulalka sida qasabka ah looga barakiciyay dadka Falastiin.<\/p>\n<p>Sanadkii 2015-kii maamulka reer Falastin ayaa\u00a0 dacwad ku saabsan xadgudubyada ay wadaan ciidamada Isra\u2019il u gudbiyay Maxkamadda Caalamiga ah ee Daiyada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaasha Falastiin ayaa soo dhaweeyay hadalada ka so yeeray madaxda maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiya ICC,kaas \u00a0oo ku saabsan in la bilaabo baaritaanno ku aadan xadgudubyada Isra\u2019il ee dadka reer Falastiin. Hadaladaan ayaa yimid ka dib kolkii Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiya ICC ay ku dhawaaqday in ay dooneyso in la baaro eedeymaha la xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":409773,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409772","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409772"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409774,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409772\/revisions\/409774"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}