{"id":409705,"date":"2019-12-20T11:15:12","date_gmt":"2019-12-20T08:15:12","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409705"},"modified":"2019-12-20T15:12:37","modified_gmt":"2019-12-20T12:12:37","slug":"dood-cilmiyeed-ku-saabsan-hannaanka-nidaamka-federaalka-oo-lagu-qabtay-madaxtooyada-qarankasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dood-cilmiyeed-ku-saabsan-hannaanka-nidaamka-federaalka-oo-lagu-qabtay-madaxtooyada-qarankasawirro\/","title":{"rendered":"Dood-cilmiyeed ku saabsan nidaamka federaalka oo lagu qabtay Madaxtooyada Qaranka+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka, Dr; Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa daah-furay barnaamij ku saabsan fahamka Federaalka iyo ku wacyigalintiisa Bulshada qeybaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>Dood Cilmiyeedka ayaa waxaa ka qeyb galay khubaro ku xeel-dheer arrimaha Federaalka, qeybaha Bulshada Rayidka ah iyo Saraakiil ka socotay qaar ka mid ah hay\u2019adaha Dowladda, iaydoo si xooggan looga dooday\u00a0hannaanka federaalka ee Dalka, muhiimadda uu leeyahay iyo caqabadaha ku xeeran hirgalintiisa.<\/p>\n<p>Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Prof Abdullahi Sheekh Cali (Qalloocow) iyo Dr; Xuseen Maxamed Siyaad oo ka mid ah golaha dhaqaalaha Qaranka Soomaaliyeed, kana mid ahaa khubarada casharrad bixineysay ayaa si faah-faahsan u sharaxay nidaamka federaalka iyo noocyadiisa, si faham badan ay uga helaan Bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Dr; Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade), ayaa dul istaagay ahmiyadda uu leeyahay fahamka Bulashada ee nidaamka Federaalka, maadaama uu aas-aas u yahay xasilloonida siyaasadeed iyo midda amni ee Dalka, wuxxuuna tilmaamay in Dowladdu ay dedaal xooggan\u00a0 ku bixineyso hirgalintiisa.<\/p>\n<p>Madaxda iyo ka qeyb-galeyaasha kale ee kulanka ayaa isla gartay in laga faa\u2019iidaysto talooyinka khubarada Soomaaliyeed ee ku xeel-dheer arrimaha Federaalka iyo in xog uruurin qotodheer laga sii sameeyo aragtiyaha kala duwan ee ay Bulashada\u00a0 ka haysato nidaamka Federaalka, si loo gaaro hannaan wacyigalineed oo ka turjumaya dhammaan aragtiyaha Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409707 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409708 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood2.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood2.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood2-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood2-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409709 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood3-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood3-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood3-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dood3-1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka, Dr; Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa daah-furay barnaamij ku saabsan fahamka Federaalka iyo ku wacyigalintiisa Bulshada qeybaheeda kala duwan. Dood Cilmiyeedka ayaa waxaa ka qeyb galay khubaro ku xeel-dheer arrimaha Federaalka, qeybaha Bulshada Rayidka ah iyo Saraakiil ka socotay qaar ka mid ah hay\u2019adaha Dowladda, iaydoo si xooggan looga dooday\u00a0hannaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409706,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409705","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409705","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409705"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409728,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409705\/revisions\/409728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}