{"id":409702,"date":"2019-12-20T10:57:59","date_gmt":"2019-12-20T07:57:59","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409702"},"modified":"2019-12-20T10:58:25","modified_gmt":"2019-12-20T07:58:25","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Dalka dib ugu soo laabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNAO0-Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS, mudane\u00a0Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaalkiisii uu ku tagay Dalalka Qatar iyo Swizerland.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo socdaalkiisa ka billaabay Qatar ayaa 14-15 Deseembar Dooxa uga qayb galay\u00a0Madasha Dooxa, waxuuna ka jeediyay\u00a0khudab uu uga hadlay horumarka Soomaaliya\u00a0ka jira iyo doorka ganacsatada ee dib-u-dhiska Dalka.<\/p>\n<p>Mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa intii uu Dooxa \u00a0joogay waxuu kulamo la qaatay\u00a0dhiggiisa Qatar\u00a0iyo\u00a0xoghayaha maaliyadda Mareykanka.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo Desembar 16, 2019, lagu soo dhoweeyay Geneva, ayaa Deseembar 17-18, 2019\u00a0waxuu ka qayb galay madasha Qaxootiga Adduunka\u00a0oo markii ugu horresay Sanadkaan la qabtay, waxuuna ka jeedyay\u00a0khudbad uu uga hadlay xaaladda Qaxootiga Adduunka\u00a0iyo sida ay muhiim u tahay in la isaga kaashado horumarinta nolosha Qaxootiga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa intii uu joogay Geneva waxuu kulamo la qaatay\u00a0Madaxweynaha Dalka \u00a0Turkiga, Recep Tayyip Erdo\u011fan, Wasiirka arrimaha dibadda Sweden\u00a0iyo Agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga Adduunka,Axel van Trotsenburg.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNAO0-Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS, mudane\u00a0Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaalkiisii uu ku tagay Dalalka Qatar iyo Swizerland. Ra&#8217;iisul Wasaaraha oo socdaalkiisa ka billaabay Qatar ayaa 14-15 Deseembar Dooxa uga qayb galay\u00a0Madasha Dooxa, waxuuna ka jeediyay\u00a0khudab uu uga hadlay horumarka Soomaaliya\u00a0ka jira iyo doorka ganacsatada ee dib-u-dhiska Dalka. Mudane; Xasan Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409703,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409702","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409704,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409702\/revisions\/409704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}