{"id":409677,"date":"2019-12-19T16:41:22","date_gmt":"2019-12-19T13:41:22","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409677"},"modified":"2019-12-19T16:42:21","modified_gmt":"2019-12-19T13:42:21","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-soo-dhoweysay-warbixinta-hayadda-imf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-dhoweysay-warbixinta-hayadda-imf\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay warbixinta hay\u2019adda IMF"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr; C\/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Soo dhoweeyay go\u2019aanka deyn cafinta ee hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF.<\/p>\n<p>Wasiir Beyl,e ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey hannaanka deyn dhaafka Soomaaliya oo maraya heer gaba-gabo.<\/p>\n<p>Wuxuuna ka codsaday hay\u2019adaha iyo Dalalka deynta ku leh Soomaaliya in ay ku Gacan siiyaan Barnaamijka deyn cafinta oo ku eg Bisha 2-aad ee Sanadka Cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr; C\/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Soo dhoweeyay go\u2019aanka deyn cafinta ee hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF. Wasiir Beyl,e ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey hannaanka deyn dhaafka Soomaaliya oo maraya heer gaba-gabo. Wuxuuna ka codsaday hay\u2019adaha iyo Dalalka deynta ku leh Soomaaliya in ay ku Gacan siiyaan Barnaamijka deyn cafinta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409678,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409677","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409679,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409677\/revisions\/409679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}