{"id":409674,"date":"2019-12-19T16:34:54","date_gmt":"2019-12-19T13:34:54","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409674"},"modified":"2019-12-19T16:39:50","modified_gmt":"2019-12-19T13:39:50","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-horumarintii-ay-ku-samaysay-arrimaha-xujeyda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-ka-hadashay-horumarintii-ay-ku-samaysay-arrimaha-xujeyda\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay horumarintii ay ku samaysay arrimaha Xujeyda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cabdi Xakiin Sheekh Xasan Ashkir, ayaa sheegay in Dowladdu ay is-beddel weyn ka samaysay Sanadkan arrimaha Xajka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa u mahad celiyay madaxda Dalka ugu sarreysa oo uu sheegay in ay dedaallo fara badan ku bixiyeen in Xujeyda Soomaaliyeed loo fidiyo tasiilaad aysan horay u heli jirin, iyagoo aad ugu kuur galay baahiyaha jira.<\/p>\n<p>Wuxuuna sidoo kale ka warbixiyay dhibaatooyinkii kala duwanaaa ee ay Xujeyda la kulmi jireen, caqabadihii haystay iyo marxaladihii qallafsanaa ee ay soo mareen xilligii burburka.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha ayaa u mahad celiyay Shirkadihii isu xil-qaamay in ay si howl-karnimo ah u gutaan waajibaadkooda muwaaddin-nimo iyo tan Islaam-nimo, wuxuuna ugu baaqay in ay dedaalladooda sii kordhiyaan, wixii caqabada ahna ay la wadaagaan Wasaaradda Awqaafta si shaqada u qurux badnaato una wanaagsanaato.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa Xujeyda Soomaaliyeed u fidisay tasiilaad fara badan oo aysan horay u heli jirin Sanadkii tagay ee 1440 Hijriyada, iyadoo haatann qorshaynaysa in ay sii kordhisao dedaalladeeda ku aaddan caawinta Xujeyda Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cabdi Xakiin Sheekh Xasan Ashkir, ayaa sheegay in Dowladdu ay is-beddel weyn ka samaysay Sanadkan arrimaha Xajka. Wasiirka ayaa u mahad celiyay madaxda Dalka ugu sarreysa oo uu sheegay in ay dedaallo fara badan ku bixiyeen in Xujeyda Soomaaliyeed loo fidiyo tasiilaad aysan horay u heli jirin, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409675,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409674","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409674"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409676,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409674\/revisions\/409676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}