{"id":409648,"date":"2019-12-19T10:10:15","date_gmt":"2019-12-19T07:10:15","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409648"},"modified":"2019-12-19T10:11:07","modified_gmt":"2019-12-19T07:11:07","slug":"hayadda-lacagta-adduunka-oo-soo-dhaweysay-horumarka-iyo-qorshaha-deyn-dhaafka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-lacagta-adduunka-oo-soo-dhaweysay-horumarka-iyo-qorshaha-deyn-dhaafka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Lacagta Adduunka oo soo dhaweysay horumarka iyo qorshaha deyn dhaafka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War-saxaafadeed ay soo saartay Agaaismaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva ayay ku bogaadisay habka deyn cafinta Soomaaliya iyo sida uu ku socdo.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa war-saxaafadeedka soo saartay markii ay ansixisiyeen Guddiga fulinta hay\u2019adda Lacagta Adduunka IMF ee xirmada maaliyadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta, Guddiga fulinta hay&#8217;adda Lacagta Adduunka (IMF) wuxuu meel mariyey qorshe maaliyadeed oo Gacan ka geysanaya abaabulidda ilaha looga baahan yahay IMF si ay u qaadato doorkeeda deyn dhaafka Soomaaliya, qorshahan wuxuu ku tiirsan yahay dedaal ballaaran oo Caalami ah, oo ku saleysan xubnaha \u00a0kaalmooyinka Lacageed ee ay bixiyaan iyo qoondo laga helayo ilaha gudaha\u201d ayay ku tiri,Mss, Georgieva, war-saxaafadeedkeeda.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa sheegtay in ay tani muujineyso muhiimadda ah in Soomaaliya laga caawiyo in ay tallaabbo u qaaddo kusoo noqoshada hannaanka caadiga ah ee xiriirka dhaqaalaha Caalamiga iyo horumar laga sameeyo deyn dhaafka, iyadoo loo marayo hal abuurka deyn cafinta Waddamada faqriga ah (HIPC).<\/p>\n<p>\u201cCafinta deymaha Soomaaliya waa mid ka mid ah waxyaabaha horutabinta u leh hay\u2019adda Lacagta Adduunka, waxaan dhiirri-galinayaa teegaarada ka imaanaysa xubnaha muhiimka u ah arinkan garoowshahooda ah in Soomaaliya ay horumar la taaban karo ka sameysay dib u habeynta dhaqaalaha\u00a0 si waafaqsan barnaamijka kooxda la socodka hay\u2019adda Lacagta Adduunka (SMP).<\/p>\n<p>Kristalina Georgieva, ayaa sheegtay in barta go\u2019aan qaadashada hal-abuurka deyn cafiska Waddamada faqriga ah uu billaabanayo qorshihiisa sida ugu dhaqsiyaha badan marka ay xubnaha bixiyaan waxyaabaha lagama maarmaanka u ah deyn cafinta.<\/p>\n<p>Waxanay sheegtay in ay filayso in mas\u2019uuliyiinta Soomaaliya ay sii wadaan habaynta dhaqaalaha, taas oo caawin karta furista Il-dhaqaale oo uu Dalku ku gaaro horumar ballaaran iyo in la yareeyo sabool-nimada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War-saxaafadeed ay soo saartay Agaaismaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva ayay ku bogaadisay habka deyn cafinta Soomaaliya iyo sida uu ku socdo. Agaasimaha ayaa war-saxaafadeedka soo saartay markii ay ansixisiyeen Guddiga fulinta hay\u2019adda Lacagta Adduunka IMF ee xirmada maaliyadeed ee Soomaaliya. &#8220;Maanta, Guddiga fulinta hay&#8217;adda Lacagta Adduunka (IMF) wuxuu meel mariyey qorshe maaliyadeed oo Gacan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409649,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409648","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409648","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409648"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409650,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409648\/revisions\/409650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409649"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}