{"id":409637,"date":"2019-12-19T09:38:45","date_gmt":"2019-12-19T06:38:45","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409637"},"modified":"2019-12-19T09:39:48","modified_gmt":"2019-12-19T06:39:48","slug":"beelihii-ku-dagaalamay-bariga-mudug-oo-heshiis-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beelihii-ku-dagaalamay-bariga-mudug-oo-heshiis-gaaray\/","title":{"rendered":"Beelihii ku dagaalamay Bariga Mudug oo heshiis gaaray"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Beelihii dhowaan ku dagaallamay Bariga Gobolka Mudug ayaa gaaray heshiis lagu soo Af-jarayo colaaddi halkaasi kasoo cusboonaatay dhowaan.<\/p>\n<p>Heshiiskan oo laga soo saaray qodobbo saldhig u ah deris wanaagga Labada Beelood ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21-aad.<\/p>\n<p>Odayaasha iyo wax-garadka Labada dhinac ayaa ku heshiiyay Shanta qodob ee hoos ku qoran, si loo dhameeyo colaadda Beelihii halkaasi ku dagaallamay dhowaan.<\/p>\n<p>In la dhiso Ciidamo isku dhaf ah<\/p>\n<p>In la Magacaabo Guddi Odayaal ah oo ka kooban 10 Xumnood,<\/p>\n<p>In si Nabad ah ay u wadda daaqaan Xoolaha Dadka reer Guuraaga ah<\/p>\n<p>In Qofkii qof kale dila lagu xukumo dil toogasho<\/p>\n<p>In Reerkii reer kale ku duulaa Dowladda Soomaaliya ay la wareegi doonto?<\/p>\n<p>Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Degaanadaas ayaa kor meeray Dhamaan Meelihii laga kala qaaday Ciidanka Beelaha Ddagaalamay.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa ku yimid dadaal ay sameeyeen Ciidamada qalabka sida iyo xalka Odayaasha deegaanka oo udub dhexaad u ah in nabadan la gaaro.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Beelihii dhowaan ku dagaallamay Bariga Gobolka Mudug ayaa gaaray heshiis lagu soo Af-jarayo colaaddi halkaasi kasoo cusboonaatay dhowaan. Heshiiskan oo laga soo saaray qodobbo saldhig u ah deris wanaagga Labada Beelood ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21-aad. Odayaasha iyo wax-garadka Labada dhinac ayaa ku heshiiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409647,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409637","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409646,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409637\/revisions\/409646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}