{"id":409533,"date":"2019-12-18T14:44:59","date_gmt":"2019-12-18T11:44:59","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409533"},"modified":"2019-12-18T14:45:14","modified_gmt":"2019-12-18T11:45:14","slug":"war-murtiyeed-kasoo-baxay-shirka-madasha-aragti-wadaagga-soomaalida-ee-lagu-soo-gaba-gabeeyay-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/war-murtiyeed-kasoo-baxay-shirka-madasha-aragti-wadaagga-soomaalida-ee-lagu-soo-gaba-gabeeyay-jabuuti\/","title":{"rendered":"War-murtiyeed kasoo baxay shirka madasha aragti wadaagga Soomaalida ee lagu soo gaba-gabeeyay Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Jabuti-(SONNA)-Shirkii Aragti Wadaagga Soomaida ee ka socday Dalka Jabuuti oo Maanta lagu soo gaba-gabeeyay Caasimadda Djibouti ayaa waxaa laga soo saarey war-murtiyeed.<\/p>\n<p>Shirka oo socday Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa diirrada lagu saaray:<\/p>\n<p>1. Doorka Soomaalidu ka qaadan karto Nabadda Geeska Afrika<br \/>\n2. Qadiyadda Somaliland<br \/>\n3. Horumarinta Ganacsiga iyo Waxbarashada<br \/>\n4. Doorashooyinka ka socda Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>War-murtiyeedkii oo kooban:<\/p>\n<p>* Madashu waxay dhiirigalinaysaa dardargalinta wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>* Madashu waxay ku baaqday in dib loo soo celiyo wada-hadlaladii Somaliland oo doorkoodu ahaa isqancinta.<\/p>\n<p>* Madashu waxay walaac ka muujisay xiisadaha siyaasaddeed ee sannadkan ka taagan Soomaaliya.<\/p>\n<p>* Madashu waxay ku baaqday in doorashada Soomaaliya wakhtigeeda lagu qabto<\/p>\n<p>* Madashu waxay walaac ka muujisay xiisadaha Siyaasaddeed ee ka taagan Somaliland gaar ahaan arrimaha dooorashooyinka.<\/p>\n<p>* Madashu waxay Somaliland ugu baaqday in ay sii waddo wada-hadalkii kala dhaxeeyay Soomaaliya si xal looga gaadho arrinta Somaliland.<\/p>\n<p>* Madashu waxay soo dhaweysay ballanqaadkii madaxweyne Cagjar ee ahaa in la xoojiyo Soomaalinimada.<\/p>\n<p>* Kenya: Madashu waxay bogaadinaysaa doorka ay siyaasadda iyo ganacsiga ay ku leeyihiin Soomaalida Kenya.<\/p>\n<p>* Madashu waxay ugu baaqeysaa hoggaanka Soomaalida Kenya in ay wax ka qabtaan burburinta hantida Soomaaliyeed gaar ahaan burburinta hantida shirkadaha isgaadhsiinta.<\/p>\n<p>* Madashu waxay saluug ka muujisay tirada kooban ee ardayda soomaaliyeed iyo tayo xumaanta waxbarashada.<\/p>\n<p>* Madashu waxay soo jeedisay in sannadka 2020 loo aqoonsado sannadka waxbarashada Soomaalida. Hal ku dhigna laga dhigto: &#8220;Yaan ubadka looga tagin aqoon la&#8217;aan&#8221;<\/p>\n<p>* Madashu waxay ugu baaqeysaa qof kasta oo soomaali ah in uu kaalin ka qaato horumarinta caafimaadka waxbarashada iyo caafimaadka.<\/p>\n<p>* Madashu waxay madaxweynaha Jabuuti u aqoonsatay xuddunta Soomaalida.<\/p>\n<p>&#8211; Shirka waxaa soo xidhay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegay in uu aqbalay war-murtiyeedka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuti-(SONNA)-Shirkii Aragti Wadaagga Soomaida ee ka socday Dalka Jabuuti oo Maanta lagu soo gaba-gabeeyay Caasimadda Djibouti ayaa waxaa laga soo saarey war-murtiyeed. Shirka oo socday Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa diirrada lagu saaray: 1. Doorka Soomaalidu ka qaadan karto Nabadda Geeska Afrika 2. Qadiyadda Somaliland 3. Horumarinta Ganacsiga iyo Waxbarashada 4. Doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409534,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409533","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409533"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409537,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409533\/revisions\/409537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}