{"id":409500,"date":"2019-12-18T11:32:10","date_gmt":"2019-12-18T08:32:10","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409500"},"modified":"2019-12-18T11:32:16","modified_gmt":"2019-12-18T08:32:16","slug":"soomaaliya-oo-qorsheyneysa-in-ay-qunsuliyado-ka-furato-qaarka-mid-ah-magaalooyinka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-qorsheyneysa-in-ay-qunsuliyado-ka-furato-qaarka-mid-ah-magaalooyinka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo qorsheyneysa in ay Qunsuliyado ka furato qaarka mid ah Magaalooyinka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Washinton-DC-(SONNA)-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Maraykanka, Cali Shariif Axmed, ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in Qunsuliyado laga furo qaar ka mid ah Magaalooyinka Dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Danjiraha oo ka hadlay xaflad ka dhacday Gobolka Minnesota ayaa sheegay in uu qorshahaas u gudbiyey madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxay kaloo Safaaraddu ay ku tala jirtaa, talana aan ku siinay madaxdeenna, \u00a0in Magaalooyinka ay ku badan yihiin Soomaalida laga furo Qunsuliyado si adeegga ay uga baahan yihiin Washinton uga haleen halkooda.\u201d Ayuu yiri Danjire, Cali Shariif.<\/p>\n<p>Soomaalida oo kamid ah Dadyowga Qaxooti ahaan ku galay \u00a0Mareykanka ayaa waxay safka hore kaga jiraan Jaaliyadaha ugu tiradda badan ee ku nool Dalkaasi.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa bishii September, ee Sanadkan 2019, ku guuleysatay in ay iibiso dhismaha Safaaradda ee \u00a0Washington DC.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washinton-DC-(SONNA)-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Maraykanka, Cali Shariif Axmed, ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in Qunsuliyado laga furo qaar ka mid ah Magaalooyinka Dalka Maraykanka. Danjiraha oo ka hadlay xaflad ka dhacday Gobolka Minnesota ayaa sheegay in uu qorshahaas u gudbiyey madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya. \u201cWaxay kaloo Safaaraddu ay ku tala jirtaa, talana aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409506,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409500","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409507,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409500\/revisions\/409507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}