{"id":409497,"date":"2019-12-18T11:14:57","date_gmt":"2019-12-18T08:14:57","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409497"},"modified":"2019-12-18T11:15:03","modified_gmt":"2019-12-18T08:15:03","slug":"ayax-lagu-arkay-qeybo-ka-mid-ah-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ayax-lagu-arkay-qeybo-ka-mid-ah-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ayax lagu arkay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Baladweyne-(SONNA)-Dadka ku dhaqan Degmada Feer-feer oo kala qeybisa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ka cabanaya Ayax Fara ba\u2019an ku haya Beerahooda.<\/p>\n<p>Ayaxan oo Saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay degaannada u dhow Xadka Itoobiya uu kala wadaago Gobolka Hiiraan Soomaaliya, ayaa la sheegay in uu kasoo guuray qeybo ka mid ah Galmudug.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Beeraleyda Tuulada Deefoow oo qiyaastii 30 km u jirta Baladweyne ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay cabsi weyn ka qabaan Ayaxa, iyagoo intaa raaciyay in ay haatn la daalaa dhacayaan dhibaatadii kasoo gaadhay fatahaaddii Webiga Shabeelle.<\/p>\n<p>Beeraleyda uu ku habsaday Ayaxa ayaa Dowladda Soomaaliya iyo hay\u2019aduhuba ka codsaday in ay ka gacan siiyaan sidii ay isaga kicin lahaayeen Cayayaankan halista ku haya dalaggooda.<\/p>\n<p>Ku dhowaad 50 Sano ka hor ayay ahayd markii Ayax noocan oo kale ah lagu arkay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><strong>Ibrahim Muxumad Geddi<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladweyne-(SONNA)-Dadka ku dhaqan Degmada Feer-feer oo kala qeybisa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ka cabanaya Ayax Fara ba\u2019an ku haya Beerahooda. Ayaxan oo Saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay degaannada u dhow Xadka Itoobiya uu kala wadaago Gobolka Hiiraan Soomaaliya, ayaa la sheegay in uu kasoo guuray qeybo ka mid ah Galmudug. Qaar ka mid ah Beeraleyda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409498,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409497","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409499,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409497\/revisions\/409499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}