{"id":409486,"date":"2019-12-18T08:53:37","date_gmt":"2019-12-18T05:53:37","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409486"},"modified":"2019-12-18T08:53:51","modified_gmt":"2019-12-18T05:53:51","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-geneva-kula-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibedda-sweden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-geneva-kula-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibedda-sweden\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Geneva kula kulmay Wasiirka Arrimaha dibedda Sweden"},"content":{"rendered":"<p>Geneva-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane;\u00a0Xasan Cali Khayre, \u00a0ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Swizerland kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Dalka Sweden, ann christin linde.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arrimaha dibedda Sweden ayaa kulankooda uga wada hadlay barnaamijka deyn cafinta, xoojinta xariirka labada Dowladood iyo taageerada Sweden ee dib-u-kabashada iyo qorshayaasha dib-u-habeynta.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul auaa hoosta ka wada xarriiqay \u00a0in ay jirto baahi weyn oo loo qabo in si dhaqsa ah guul looga gaaro hadafyada ku xeeran barta go\u2019aan gaaridda ee barnaamijka deyn cafinta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka ayaa horay kulan gaar ah ula yeeshay Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xariirka, iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga,<\/p>\n<p>Dowladda Sweden ayaa Soomaaliya ka taageertaa barnaamijyada dib-u-kabashada, dib-u-habeynta iyo dib-u-dhiska Dalka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa qeyb ka ah shirar doceedyada uu Ra&#8217;iisul Wasaaruhu la qaadanayo qaaar kamid ah madaxda ka qayb galeysa madasha Qaxootiga ee lagu qabtay Magaalada Geneva ee Dalka Swizerland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Geneva-(SONNA)-Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane;\u00a0Xasan Cali Khayre, \u00a0ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Swizerland kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Dalka Sweden, ann christin linde. Ra&#8217;iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arrimaha dibedda Sweden ayaa kulankooda uga wada hadlay barnaamijka deyn cafinta, xoojinta xariirka labada Dowladood iyo taageerada Sweden ee dib-u-kabashada iyo qorshayaasha dib-u-habeynta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409488,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409486","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409489,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409486\/revisions\/409489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}