{"id":409470,"date":"2019-12-17T13:35:39","date_gmt":"2019-12-17T10:35:39","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409470"},"modified":"2019-12-17T13:35:39","modified_gmt":"2019-12-17T10:35:39","slug":"taliye-xigeenka-xoogga-dalka-oo-la-kulmay-waxgaradka-degaanka-xaaji-cali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-xigeenka-xoogga-dalka-oo-la-kulmay-waxgaradka-degaanka-xaaji-cali\/","title":{"rendered":"Taliye Xigeenka Xoogga Dalka oo la kulmay Waxgaradka degaanka Xaaji Cali"},"content":{"rendered":"<p>Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S\/guudto Maxamed Cali Bariise ayaa Booqday Fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin Degaanka Xaaji Cali ee Hoostaga Degmada Cadale Gobolka Shabellada Dhaxe.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka \u00a0ayaa Mid Mid u kormeeray Fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin degaanka Xaaji Cali,wuxuuna \u00a0sidoo kale kulamo laqaatay odayaasha dhaqanka deeganka iyo Ciidanka macawiisleyda oo ladagaalama Maleyshiyaadka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka ciidanka xooga dalka sareeye guuto maxamed\u00a0 cali bariise waxa uu Saraakiisha Macawiisleeyda uu la kulmay uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa dagaalka naba-diidka looga saarayo Gobolka Shabellada ,gaar ahaan degaanada Hoostaga gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S\/guudto Maxamed Cali Bariise ayaa Booqday Fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin Degaanka Xaaji Cali ee Hoostaga Degmada Cadale Gobolka Shabellada Dhaxe. Taliye ku xigeenka \u00a0ayaa Mid Mid u kormeeray Fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin degaanka Xaaji Cali,wuxuuna \u00a0sidoo kale kulamo laqaatay odayaasha dhaqanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":409472,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409470","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409470"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409473,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409470\/revisions\/409473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}