{"id":409465,"date":"2019-12-17T11:09:13","date_gmt":"2019-12-17T08:09:13","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409465"},"modified":"2019-12-17T11:09:13","modified_gmt":"2019-12-17T08:09:13","slug":"soomaaliya-oo-si-firfircoon-uga-qeyb-qaadanaysa-howlaha-ururka-arabsat","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-si-firfircoon-uga-qeyb-qaadanaysa-howlaha-ururka-arabsat\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo si firfircoon uga qeyb qaadanaysa howlaha Ururka ARABSAT"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Riyaad (SONNA)Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Wasiirka, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan oo booqasho ku jooga dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxa ay kulamo la qaateen Masuuliyiinta Ururka Dayax-gacmeedka Carbeed ee loo yaqaan ARABSAT oo saldhigiisu yahay magaalada Riyaad.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ahna Agaasimaha Guud ee ARABSAT Mudane Eng. Khalid A. Balkheyour oo ku soo dhoweeyey wafdiga xarunta Ururka ayaa waxa uu sheegay in ay soo dhoweynayaan ka qeybqaadashada firfircoon ee soomaaliya ee howlaha Ururka ARABSAT maadaama dalkeenu uu ka midyahay saamileydii asaastay Ururka, kulamadan labada dhinaca oo ku soo dhammaadey is-afgarad ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay sidii dowladda Soomaaliya uga faa\u2019iideysan lahayd adeegyada ARABSAT iyo sidii dalkeena loogu caawin lahaa kaalmo farsamo oo la xiriirka dhinaca horumarinta Isgaarsiinta.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cwaxaa naga go\u2019an in aan si firfircoon uga qeybqaadano dhammaan howlaha Guddiyada, Hay\u2019addaha iyo Urrurada Gobol, Qaaradeed iyo Caalami ee isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda, kuwaas oo aannan badankood ka dhex muuqan muddo, taasna waxa ay muhiim u tahay wadaagista khibradaha iyo mideynta dadaalada,\u201d ayuu yiri wasiir Cashuur oo intaasi ku daray \u201ciskaashiga iyo isku-xirnaanshaha adduunka gaar ahaan dhinaca tiknolojiyadda waxa uu marayaa maanta heer aysan suurto-gal ahayn in aan gooni u socono, daddaaladan dhamaantoodna waxa ay leeyihiin hal ujeedo oo ku saabsan fulinta qeybaha kala duwan ee Siyaasada iyo Istaraatiijiyadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay wasiirku.<\/p>\n<p align=\"left\">Sidoo kale wafdiga Wasiirka Boostada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa waxa ay booqasho ku tageen xarunta safaaradda dalkeena ee Magaalada Riyaad halkaas oo ay kula kulmeen diblomaasiyiinta ka howlgesha safaaradda, Wasiirka ayaa waxa uu warbixin ka siiyey diblomaasiyiinta xaaladda dalka, howlaha Tubta horumarinta dhaqaalaha dalka gaar ahaan howlaha ay sida gaarka ah ugu xilsaarantahay Wasaaradda.<\/p>\n<p align=\"left\">Wafdiga Wasaaradda oo uu ka mid yahay Maareeyaha Hay\u2019adda isgaarsiinta Qaranka Mudane Cabdi Sheekh Axmed ayaa muddada ay joogaan dalka Sacuudigaa waxa ay ka qeybgali doonaan Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dalalka carbta, waxa ayna sidoo kale kulamo gaar ah la yeelan doonaan masuuliyiinta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dalka Sacuudi carabiya.<\/p>\n<p align=\"left\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409466 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Boostada-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Boostada-2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Boostada-2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Boostada-2-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409467 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bos.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bos.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bos-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bos-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409468 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/poto.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/poto.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/poto-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/poto-768x576.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyaad (SONNA)Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Wasiirka, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan oo booqasho ku jooga dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxa ay kulamo la qaateen Masuuliyiinta Ururka Dayax-gacmeedka Carbeed ee loo yaqaan ARABSAT oo saldhigiisu yahay magaalada Riyaad. Madaxweynaha ahna Agaasimaha Guud ee ARABSAT Mudane Eng. Khalid A. Balkheyour oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409467,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409465","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409465"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409469,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409465\/revisions\/409469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}