{"id":409462,"date":"2019-12-17T09:04:26","date_gmt":"2019-12-17T06:04:26","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409462"},"modified":"2019-12-17T09:04:26","modified_gmt":"2019-12-17T06:04:26","slug":"r-wasaare-khayre-iyo-madaxweyne-erdogan-oo-geneva-ku-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-khayre-iyo-madaxweyne-erdogan-oo-geneva-ku-kulmay\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Erdo\u011fan oo Geneva ku kulmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirro ka kala tirsan labada dowladood ayaa looga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Recep Tayyip Erdo\u011fan ayaa sidoo kale kulankooda uga hadlay horumarinta iskaashiga dhaqaale iyo ganacsi ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, si daaha looga rogo fursado dhaqaale xooggan oo ay ka faa\u2019iideystaan dadka Soomaaliyed.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweyne Recep Tayyip Erdo\u011fan ayaa Geneva u jooga ka qayb galka Madasha Qaxootiga Adduunka oo looga hadlayo arrimaha qaxootiga, gaar ahaan isku dubba ridka wadaaga dhibaatada jirta iyo mas\u2019uuliyadaha, waxbarashada, shaqada iyo waxyaabaha aasaaska u ah nolosha, tamarta iyo kaabayaasha dhaqaalaha, xalka iyo awoodda difaaca.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirro ka kala tirsan labada dowladood ayaa looga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee walaalaha ah. Ra\u2019iisul Wasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":409463,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409462","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409462","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409462"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409462\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409464,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409462\/revisions\/409464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409462"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409462"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409462"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}