{"id":409425,"date":"2019-12-16T09:53:14","date_gmt":"2019-12-16T06:53:14","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409425"},"modified":"2019-12-16T09:53:14","modified_gmt":"2019-12-16T06:53:14","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-maanta-hortagaya-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-maanta-hortagaya-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta hortagaya golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaannada golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Ajandaha kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay su&#8217;aalo waydiinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe).<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Xildhibaannada ayaa Wasiirka su&#8217;aalo ka waydiin doona arrimo la xiriira howlgallada ay wadaan Ciidamada Qaranka iyo sidoo kale arrimo ku saabsan Wasaaradda Difaaca Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa wado la xisaabtanka Wasiiradda, waxaana horay u hortagay, Wasiirada Amniga,Gaadiidka iyo duulista hawada iyo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Daxiiska Soomaaliya.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaannada golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay su&#8217;aalo waydiinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya, mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe). Xildhibaannada ayaa Wasiirka su&#8217;aalo ka waydiin doona arrimo la xiriira howlgallada ay wadaan Ciidamada Qaranka iyo sidoo kale arrimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409427,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409425","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409425"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409428,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409425\/revisions\/409428"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}