{"id":409322,"date":"2019-12-15T09:59:52","date_gmt":"2019-12-15T06:59:52","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409322"},"modified":"2019-12-15T10:01:56","modified_gmt":"2019-12-15T07:01:56","slug":"guddiga-difaaca-iyo-amniga-aqalka-sare-ee-barlamaanka-oo-kulan-la-yeeshay-taliyayaasha-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-difaaca-iyo-amniga-aqalka-sare-ee-barlamaanka-oo-kulan-la-yeeshay-taliyayaasha-ciidamada-qalabka-sida\/","title":{"rendered":"Guddiga difaaca iyo Amniga Aqalka Sare ee Barlamaanka oo kulan la yeeshay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Kulankaan oo\u00a0 la-tashi ahaa ayaa Gudiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee BFS ay la qaateen Taliyayayaasha Ciidamada Qalabka ,waxaa looga hadlayay Hinse-sharciyeedka Howlgabnimada ,Xaqsiinta iyo Hibooyinka ciidamada qalabka sida ayada oo uu kulanka furay gudoomiyaha Gudiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare BFS Senatar Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan waxana uu akhriyay Hindise-sharciyeedka isagoo intaa raaciyay in ay muhiin tahay fikirka ciidamada qalabka oo sharcigan lagu dhaqi doono .<\/p>\n<p>Senatar Axmad Xaashi Maxamuud Xoghayaha Gudiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare BFS iyo Senatar Cabdirisaaq Axmed Cali oo Guddiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare katirsan ayaa qodobada qaar sharaxaad ka bixiyay.<\/p>\n<p>General Jaamac Maxamed Qaalib oo horay Dalka uga soo qabtay Xilal kala duwan oo ay ka mid tahay taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Sareeye Guuto Maxamuud Sheekh Cali Dable Bayloot oo ah khabiir dhinaca ciidamada ayaa ka hadlay Hindise-sharciyeedka iyo qaabka ugu haboon ee ciidamada qalabka sida sharcigaan loogu samayn lahaa .<\/p>\n<p>Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahad celiyay Guddiga Difaaca Iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka sida ay kulanka wada tashiga ah ay ula yeesheen ciidamada iyagoo isku raacay in wakhti la siiyo si ay ugu soo eegan oo ay talo ugu soo biiriyan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409324 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan2.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan2.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan2-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409325 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan3.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan3.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan3-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409326 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan4.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan4.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan4-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/kulan4-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Kulankaan oo\u00a0 la-tashi ahaa ayaa Gudiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare ee BFS ay la qaateen Taliyayayaasha Ciidamada Qalabka ,waxaa looga hadlayay Hinse-sharciyeedka Howlgabnimada ,Xaqsiinta iyo Hibooyinka ciidamada qalabka sida ayada oo uu kulanka furay gudoomiyaha Gudiga Difaaca iyo Amniga Golaha Aqalka Sare BFS Senatar Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan waxana uu akhriyay Hindise-sharciyeedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409323,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409322","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409322"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409329,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409322\/revisions\/409329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}