{"id":409196,"date":"2019-12-13T19:24:16","date_gmt":"2019-12-13T16:24:16","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409196"},"modified":"2019-12-13T19:26:54","modified_gmt":"2019-12-13T16:26:54","slug":"fatahaad-xaalado-beniaaddannimo-oo-laga-soo-sheegayo-afgooye-qoryooleey-iyo-awdheegle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/fatahaad-xaalado-beniaaddannimo-oo-laga-soo-sheegayo-afgooye-qoryooleey-iyo-awdheegle\/","title":{"rendered":"Fatahaad: Xaalado beni\u2019aaddannimo oo laga soo sheegayo Afgooye, Qoryooleey iyo Awdheegle"},"content":{"rendered":"<p>Afgooye (SONNA) &#8211; Wasiirka Gargaarka iyo Mareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay saameeynta fatahaadda uu webiga Shabeelle ku yeeshay dadka degan Degmada Afgooye iyo degmooyin kale oo ka tirsan Gobolka.<\/p>\n<p>Wasiirka Gargaarka Koofur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xaalado adag oo xagga nolosha ah ay ka jirto degmooyinkii uu ku fatahay webiga shabeelle.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga Arrimaha fatahaadda ayaa ka walwalsan xaaladda ka jirta Degmada Afgooye, afar xaafadood oo magaalada ka mid ah ayay saameysay oo xaalado adag ka jirta, fatahaaddu waxay kaloo saameysay degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, ha ahaadeen Qoryooleey iyo Awdheegle oo xaalado beni\u2019aadanimo ay ka jirto\u201dayuu yiri \u00a0Wasiir Caruush.<\/p>\n<p>Mudane Cabdinaasir ayaa sheegay in ay kulamo gaar gaar ah la yeesheen hay\u2019adaha samafalka si gurmad beni\u2019aadannimo oo deg deg ah la gaarsiiyo dadka uu saameeyay fatahaadda webiga Shabeelle, waxaana uu dowladda Federaalka ka codsaday inay gacan ka geysato<\/p>\n<p>\u201cBaahiyaha gaar ah ee hadda taagan ayaa ah in dadkan ay helaan cuntooyin, mara kaneeco iyo teendhooyin maamaada ay ka soo barakaceen guryahooda oo aysan heysan hooy iyo meel ay gabaad kaga dhigtaan qabowga dhaxanta iyo roobka, waxaana rajeynayaa in dadkan ay gurmad deg deg ah heli doonaan.\u201d Ayuu yiri Wasiirka Gargaarka ee Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afgooye (SONNA) &#8211; Wasiirka Gargaarka iyo Mareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay saameeynta fatahaadda uu webiga Shabeelle ku yeeshay dadka degan Degmada Afgooye iyo degmooyin kale oo ka tirsan Gobolka. Wasiirka Gargaarka Koofur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xaalado adag oo xagga nolosha ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":406454,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409196","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409197,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409196\/revisions\/409197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}