{"id":409189,"date":"2019-12-13T18:35:50","date_gmt":"2019-12-13T15:35:50","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409189"},"modified":"2019-12-13T18:37:05","modified_gmt":"2019-12-13T15:37:05","slug":"xulka-qaranka-soomaaliya-oo-ka-badiyay-dhigooda-burundi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xulka-qaranka-soomaaliya-oo-ka-badiyay-dhigooda-burundi\/","title":{"rendered":"Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka badiyay dhigooda Burundi"},"content":{"rendered":"<p>Xulkeena Qaranka Soomaaliya ayaa 1-0 kaga adkaaday dhigooda dalka Burundi kulan ka tirsan tartanka Cecafa Senior Challange Cup.<\/p>\n<p>Cayaarta oo ahayd mid weerar iyo weerar celis ayaa cayaartoyda Xulka Qaranka waxa ay soo bandhigeen cayaar aad loo jecleystay, taasi oo ay aad ugu riyaaqeen dhamaan taageerayaasha Soomaaliyeed ee kala yimid qaar ka mid ah Dalalka Qaaradda Afrika iyo Ameerika.<\/p>\n<p>Qeybtii hore cayaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hogaamineysay Soomaaliya,<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignright size-medium wp-image-412002 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Somalia-300x212.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"212\" \/><\/p>\n<p>Cayaartooyda ayaa sidoo kale qeybtii labaad ee cayaarta markii la isku soo noqday waxa ay soo bandhigeen dar dar xoogan, waxaana ugu dambeyn ay cayaarta ku soo idlaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday Xulka Qaranka Soomaaliya<\/p>\n<p>Xiddigaha Ocean Stars oo intooda badan laga keenay dalka dibaddiisa, halka afar cayaartoy laga waday horyaalka Somali Premier League, ayaa muujineysa in sanadkan xulka si aad ah loo adkeyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-409190\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/full-time.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/full-time.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/full-time-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/full-time-768x432.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xulkeena Qaranka Soomaaliya ayaa 1-0 kaga adkaaday dhigooda dalka Burundi kulan ka tirsan tartanka Cecafa Senior Challange Cup. Cayaarta oo ahayd mid weerar iyo weerar celis ayaa cayaartoyda Xulka Qaranka waxa ay soo bandhigeen cayaar aad loo jecleystay, taasi oo ay aad ugu riyaaqeen dhamaan taageerayaasha Soomaaliyeed ee kala yimid qaar ka mid ah Dalalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":409190,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409189","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409189"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409193,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409189\/revisions\/409193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}