{"id":409136,"date":"2019-12-12T14:35:31","date_gmt":"2019-12-12T11:35:31","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409136"},"modified":"2019-12-12T14:35:46","modified_gmt":"2019-12-12T11:35:46","slug":"golaha-wasiirrada-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-difaaca-qaranka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-difaaca-qaranka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo ansixiyay hindise-sharciyeedka difaaca Qaranka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca Qaranka Dalka oo Golaha usoo gudbisay Wasaaradda difaaca.<\/p>\n<p>Shirka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay xeerka cafiska Dadka Dowladda isku soo dhiiba, xeerka hey\u2019adaha aan Dowliga ahayn iyo siyaasadda shaqo abuurka Qaranka oo ay soo diyaariyeen Wasaaradaha qorsheynta iyo shaqada.<\/p>\n<p>Golaha ayaa soo dhoweeyay heshiiska Dowladda Federaalka iyo AHSWJ ka gaareen dhismaha Galmudug loo dhanyahay, waxaana Ra\u2019iisul Wasaare\u00a0Xasan Cali Kheyre,\u00a0oo Guddoominayay shirka uu bogaadiyay tanaasulka ay sameeyeen dhinacyada Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa amray Guddiga gurmadka Fatahaadaha in ay wax ka qabtaan xaaladda Afgooye iyo qeybo ka mid ah Gobolka bari oo ay daadadku saameeyeen.<\/p>\n<p>Shirka intii uu socday ayaa taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxa uu Golaha Wasiirrada warbixin faah-faahsan ka siiyay weerarkii Hotelka SYL ay ku qaadeen Argagixisadu.<\/p>\n<p>Golaha wasiirrada ayaa bogaadiyay dedaalka laamaha amniga iyo tallaabooyinkii geesi-nimada lahaa ee ay Ciidamdu ku badbaadiyeen Dadka Shacabka ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409139 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"821\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-1.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-1-300x209.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-1-768x534.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-1-1024x712.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409140 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-2.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-2-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409141 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-3-1.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-3-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-3-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-3-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-409142 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"765\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-4.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-4-300x194.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-4-768x498.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Golaha-4-1024x664.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca Qaranka Dalka oo Golaha usoo gudbisay Wasaaradda difaaca. Shirka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay xeerka cafiska Dadka Dowladda isku soo dhiiba, xeerka hey\u2019adaha aan Dowliga ahayn iyo siyaasadda shaqo abuurka Qaranka oo ay soo diyaariyeen Wasaaradaha qorsheynta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409138,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409136","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409143,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409136\/revisions\/409143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}