{"id":409133,"date":"2019-12-12T13:43:07","date_gmt":"2019-12-12T10:43:07","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409133"},"modified":"2019-12-12T13:43:33","modified_gmt":"2019-12-12T10:43:33","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-soo-dhoweeyay-heshiiska-laga-gaaray-arrimaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-soo-dhoweeyay-heshiiska-laga-gaaray-arrimaha-galmudug\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre oo Soo dhoweeyay heshiiska laga gaaray arrimaha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ).<\/p>\n<p>Heshiiska oo ku yimid wada hadal dheer oo dhexmaray Dowladda Fedaraalka iyo ASWJ oo ay Gacan ka gaysteen dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxa uu saldhig u yahay Galmudug midaysan oo loo wada dhan yahay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha waxa uu ugu baaqay dhamaan Dadka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Galmudug in ay kawada shaqeeyaan sidii loo dhisi lahaa maamul u adeega Shacabka reer Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dhammaan Bulshada reer Galmudug in ay muujiyaan dulqaad iyo isu tanaasul Gacannna ka gaystaan hirgelinta heshiiskan.<\/p>\n<p>Mudane, Xasan Cali Kheyre, Ra\u2019iisul wasaaraha Dalka ayaa\u00a0 uga mahad celiyay ASWJ dedaalka ay muujiyeen si loo gaaro heshiiskan.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii waxa uu u mahad celiyay cid walba oo Soomaaliyeed oo Gacan ka gaysatay heshiiskan iyo xubnaha Beesha Caalamka oo mar walba Garab taagan Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ). Heshiiska oo ku yimid wada hadal dheer oo dhexmaray Dowladda Fedaraalka iyo ASWJ oo ay Gacan ka gaysteen dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxa uu saldhig u yahay Galmudug midaysan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409134,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409133","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409133"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409135,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409133\/revisions\/409135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}