{"id":409107,"date":"2019-12-12T10:16:03","date_gmt":"2019-12-12T07:16:03","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409107"},"modified":"2019-12-12T10:16:08","modified_gmt":"2019-12-12T07:16:08","slug":"taliyaha-ciidanka-lugta-soomaaliya-oo-gaaray-tuulada-af-barwaaqo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-lugta-soomaaliya-oo-gaaray-tuulada-af-barwaaqo\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Lugta Soomaaliya oo gaaray Tuulada Af-barwaaqo"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka lugta ee \u00a0Ciidanka xoogga Dalka Dalka Soomaaliyeed, S\/guuto ;C\/xamiid Maxamed (Dirir) ,ayaa Maanta gaaray Tuulada Af-barwaaqo, halkaas oo ay dhowaan ku dagaallameen Laba malleeshiyo Beeleed.<\/p>\n<p>Janaraal; C\/xamiid Dirir, ayaa halkaasi kula kulmay Odayaasha iyo Wax-garadka, si loo qaboojiyo xiisadda colaadeed ee ka soo cusboonaatay Af-barwaaqo iyo Towfiiq oo dhaca Bariga Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka lugta ee \u00a0Ciidanka xoogga Dalka Dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiisha uu hoggaaminayo oo Shalay gaaray Magaalada Gaalkacyo ayuu ujeedkoodu yahay sidii loo kala qaadi lahaa Malleeshiyaadka isku hor fadhiya degaannadaas, si ay u billaabaan wada hadallo lagu dhex-dhexaadinayo Labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka lugta ee \u00a0Ciidanka xoogga Dalka Dalka Soomaaliyeed, S\/guuto ;C\/xamiid Maxamed (Dirir) ,ayaa Maanta gaaray Tuulada Af-barwaaqo, halkaas oo ay dhowaan ku dagaallameen Laba malleeshiyo Beeleed. Janaraal; C\/xamiid Dirir, ayaa halkaasi kula kulmay Odayaasha iyo Wax-garadka, si loo qaboojiyo xiisadda colaadeed ee ka soo cusboonaatay Af-barwaaqo iyo Towfiiq oo dhaca Bariga Gobolka Mudug. Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409108,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409107","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409109,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409107\/revisions\/409109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}