{"id":409104,"date":"2019-12-12T09:12:15","date_gmt":"2019-12-12T06:12:15","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=409104"},"modified":"2019-12-12T09:12:25","modified_gmt":"2019-12-12T06:12:25","slug":"shan-qof-oo-ku-dhimatay-shil-baabuur-oo-ka-dhacay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shan-qof-oo-ku-dhimatay-shil-baabuur-oo-ka-dhacay-kenya\/","title":{"rendered":"Shan Qof oo ku dhimatay shil Baabuur oo ka dhacay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Mombasa-Kenya-(SONNA)-Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas inta u dhexeysa Magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Taliye, Joseph ole Napeiyan, oo ka mid ah saraakiisha Boliiska ee Gobolka Xeebta ayaa sheegay in uu dhacay 2;40 Am, iyadoo Dadkii ku dhaawacmayna loo qaaday goobaha caafimaadka.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka Waddooyinka ee Dalka Kenya ayaa sheegay in Saddexdii Todobaad ee ugu dambeeyay ay Toaban shil ka dhaceen dhabbaha isku xira Nairobi iyo Mombasa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mombasa-Kenya-(SONNA)-Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas inta u dhexeysa Magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi ee Dalka Kenya. Taliye, Joseph ole Napeiyan, oo ka mid ah saraakiisha Boliiska ee Gobolka Xeebta ayaa sheegay in uu dhacay 2;40 Am, iyadoo Dadkii ku dhaawacmayna loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":409105,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-409104","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=409104"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":409106,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/409104\/revisions\/409106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/409105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=409104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=409104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=409104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}