{"id":408964,"date":"2019-12-10T15:40:38","date_gmt":"2019-12-10T12:40:38","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408964"},"modified":"2019-12-10T15:40:38","modified_gmt":"2019-12-10T12:40:38","slug":"wasaaradda-boostada-oo-soo-bandhigtay-siyaasadaha-jeegaanta-lambarrada-iyo-isku-xirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-boostada-oo-soo-bandhigtay-siyaasadaha-jeegaanta-lambarrada-iyo-isku-xirka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Boostada oo soo Bandhigtay Siyaasadaha Jeegaanta, Lambarrada iyo Isku-xirka"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Muqdisho.(SONNA).. Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta &amp; Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay qabyo-qoraalka seddex siyaasad oo ay Wasaaraddu diyaarisay oo kala ah: Siyaasadda Jeegaanta (Spectrum Policy), Siyaasadda Lambarrada (Numbering Policy), Siyaasadda Isku-xirka Shabakadaha (Interconnection Policy).<\/p>\n<p align=\"left\">Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin ka kala socotay wasaaradaha, shirkaddaha isgaarsiinta, bulshada rayidka ah iyo bahda waxbarashada ayaa waxaa lagu faahfaahiyey muhiimadda ay leeyihiin siyaasadahan ku jira wadatashiga ee faraca ka ah Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dalka oo hagi doona maareynta howlaha la xirriira hirarka, lambarrada iyo isku-xirka shirkadaha.<\/p>\n<p align=\"left\">Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta &amp; Tiknolojiyadda Mudane Cabdicasiis Duwane Isaaq oo guudmaray qodobada ugu muhiimsan ee siyaasadahan ayaa waxa uu sheegay in wadatashigu uu saldhig u yahay dhammeystirka dhammaan siyaasadaha iyo howlaha wasaaradda.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta &amp; Teknolojiyada, Xildhibaan Cabdullahi Bille Nuur oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in siyaasadahani ay muhiim u yihiin hirgelinta xeerka isgaarsiinta iyo fulinta siyaasadda guud ee Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda \u201cAdduunku wuxuu na yiraahdaa Soomaaliya waxay leedahay Isgaarsiin casri ah, laakiin ma laha sharciyo iyo siyaasado ay ku shaqeeyaan\u2026 sidaasi darteed wasaaraddu waxa ay dooneysaa in ay buuxiso firaaqaas oo dalkeenu yeesho sharci iyo siyaasado lagu hago isgaarsiinta,\u201d ayuu yiri wasiiru-dowlaha oo intaasi ku daray inuu ka rajeynayo in hay\u2019adaha, shirkadaha, ururradda ay khuseyso iyo isticmaalyaasha isgaarsiinta in ay taladooda ku soo biiriyaan ka hor 10ka Janaayo 2020.<\/p>\n<p align=\"left\">Golaha Wasiirrada ayaa waxa uu dhowaan ansixiyey Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dalkaas, taas oo jiheyn doonta howlaha horumarinta ICT-da dalka ee shanta sano ee soo socota (2019-2024).<\/p>\n<p align=\"left\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408965 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-14-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-14-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-14-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-14-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-14-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408966 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-18.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-18.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-18-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-18-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-18-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-408967 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-19.jpg\" alt=\"\" width=\"1069\" height=\"588\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-19.jpg 1069w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-19-300x165.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-19-768x422.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/unnamed-19-1024x563.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1069px) 100vw, 1069px\" \/><\/p>\n<p align=\"left\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA).. Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta &amp; Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay qabyo-qoraalka seddex siyaasad oo ay Wasaaraddu diyaarisay oo kala ah: Siyaasadda Jeegaanta (Spectrum Policy), Siyaasadda Lambarrada (Numbering Policy), Siyaasadda Isku-xirka Shabakadaha (Interconnection Policy). Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin ka kala socotay wasaaradaha, shirkaddaha isgaarsiinta, bulshada rayidka ah iyo bahda waxbarashada ayaa waxaa lagu faahfaahiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408965,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[10,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-sawirro","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408964"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408968,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408964\/revisions\/408968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408965"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}