{"id":408871,"date":"2019-12-09T11:48:41","date_gmt":"2019-12-09T08:48:41","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408871"},"modified":"2019-12-09T11:48:54","modified_gmt":"2019-12-09T08:48:54","slug":"soomaaliya-oo-ka-qeyb-galeysa-shirka-ururka-baarlamaannada-adduunka-oo-ka-furmay-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qeyb-galeysa-shirka-ururka-baarlamaannada-adduunka-oo-ka-furmay-qatar\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka Ururka Baarlamaannada Adduunka oo ka furmay Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galaya shirka 7-aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka oo Maanta ka furmay Magaalada Doxa ee Dalka Qadar.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa looga hadlayaa la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo sidii loo xakamayn lahaa, waxaana la filayaa in uu Guddoomiye Xaashi ka jeediyo Khudbad ku saabsan sida ay Dowladdu uga go,an tahay la dagaallanka musuqa.<\/p>\n<p>Shirka waxaa isla shir-Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha shuurada Qatar, Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka (IPU) iyo Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuqa (GOPAC).<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa inta uu ku sugan yahay Qatar shir doceedyo la qaadan doona madaxda ka soo qeyb gasha shirka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galaya shirka 7-aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka oo Maanta ka furmay Magaalada Doxa ee Dalka Qadar. Shirkan ayaa looga hadlayaa la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo sidii loo xakamayn lahaa, waxaana la filayaa in uu Guddoomiye Xaashi ka jeediyo Khudbad ku saabsan sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408873,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408871","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408874,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408871\/revisions\/408874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}