{"id":408862,"date":"2019-12-08T20:03:03","date_gmt":"2019-12-08T17:03:03","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=408862"},"modified":"2019-12-08T20:09:19","modified_gmt":"2019-12-08T17:09:19","slug":"danjiraha-soomaaliya-ee-suudaan-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-turkiga-ee-dalkaasisawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjiraha-soomaaliya-ee-suudaan-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-turkiga-ee-dalkaasisawirro\/","title":{"rendered":"Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga ee dalkaasi+sawirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada sedex geesoodka ah ee Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan kula kulmay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya dalkaasi Suudaan.<\/p>\n<p>Mudadii uu socday kulanka labada safiir ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga u fadhiya Dalka Suudaan ayaa waxaa ay siweyn uga wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga,kaasi oo ku dhisan iskaashi iyo wax wada qabsi.<\/p>\n<p>Amb Maxamed Sheekh Isxaaq\u00a0 oo u waramayay Wakaaladda Wararka<strong> (SONNA)<\/strong> ayaa sheegay in isaga iyo safiirka Turkiga ee Suudaan ay isku af garteen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wax wada qabsiga labada dal.<\/p>\n<p>Tan iyo markii Amb Maxamed Sheekh Isxaaq uu la wareegay xilka safiirnimo ee danjiraha Soomaaliya ee Suudaan Wuxuu dadaal ugu jiray sidii loo dardargelin lahaa hawlaha horyaala safaaradda.<\/p>\n<p>Wuxuu kulamo kaladuwan la qaatay Bulshada Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi Suudaan,sida ardayda,haweenka,aqoonyahanada iyo Bulshada kale ee Soomaalida kunool dalkaasi,isagoo kala hadlay sidii ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen dib u dhiska iyo horumarka Dalkooda hooyo ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa guulo waaweyn ka soo hoyday xiriirka dhanka diplomaasiyadda oo ay la wadaagto wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya,suudaan ayaana kamid ah wadamada safka hore kaga jira in cawinta iyo garab istaaga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arday badan oo Soomaaliyeed ayaa sanadkasta deeqo waxbarasho ka hela dalkaasi Suudaan,iyadoo dhalinyaro badan oo halkaasi wax ku soo baratay ay ku soo laabteen dalkooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408863\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/85ce4992-2949-4c99-b6d7-c7b481b7e528-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/85ce4992-2949-4c99-b6d7-c7b481b7e528-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/85ce4992-2949-4c99-b6d7-c7b481b7e528-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/85ce4992-2949-4c99-b6d7-c7b481b7e528.jpg 810w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408864\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gfrtttt-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gfrtttt-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gfrtttt-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gfrtttt-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/gfrtttt.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408865\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/ggggggg-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/ggggggg-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/ggggggg-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/ggggggg-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/ggggggg.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408866\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/hgtyyyy-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/hgtyyyy-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/hgtyyyy-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/hgtyyyy.jpg 810w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-408867\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/rtgggg-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/rtgggg-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/rtgggg-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/rtgggg.jpg 810w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada sedex geesoodka ah ee Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan kula kulmay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya dalkaasi Suudaan. Mudadii uu socday kulanka labada safiir ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga u fadhiya Dalka Suudaan ayaa waxaa ay siweyn uga wada hadleen xoojinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":408866,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-408862","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=408862"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":408870,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/408862\/revisions\/408870"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=408862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=408862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=408862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}